Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan Muqdisho kula qaatay safiirka cusub ee ay Dowladda Ingiriisku usoo magacaawday Soomaaliya mudane Mike Nithavrianakis.
Kulanka ayaa looga hadlay taageerada iyo mashaariicda Dowladda Ingiriisku ay ka fuliso deegaannada Galmudug , xasilinta iyo arrimaha doorashooyinka.