Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Booliska Qeybta Guud ee Gobolka Banadir oo gacanta ku dhigay raashin dhacay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Taliska Booliska Qeybta Guud ee Gobolka Banadir oo gacanta ku dhigay raashin dhacay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Boliiska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir ayaa gacanta ku dhigay raashin dhacay oo lagu iibinayay  bakhaar ku yaalla suuqa Bakaaraha.

Afhayeenka  Booliska Soomaaliyeed Mudane Sadiiq Aadan Doodishe oo u waramay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ciidamada ay gacanta ku hayaan raggii ka ganacsanayay raashinka dhacay, isagoo uga digay ganacsatada qaar inay bulshada ka iibiyaan raashin dhacay.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

“Cabasho ka timid shacabka oo ahayd in Bakhaarka lagu iibiyo raashin dhacay ayay ciidamada amaanka durba ka jawaabeen, waana lagu guulaystay in gacanta lagu dhigo dadkii bakhaarka ku iibinayay raashinka dhacay, waxaana la marsiin doono sharciga”. Ayuu yiri Afhayeenka Booliska.

Afhayeenka ayaa shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyay sida ay ula shaqeeyaan ciidamada.

Previous Post

Wasiirka Caddaaladda XFS oo furay kulan looga arrinsanaayo howl- galinta hannaanka Caddaaladda 

Next Post

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo deeq daawo ah u dirtay magaalada Laascaanood “SAWIRRO”

Next Post
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo deeq daawo ah u dirtay magaalada Laascaanood “SAWIRRO”

Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo deeq daawo ah u dirtay magaalada Laascaanood "SAWIRRO"

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In