Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo deeq daawo ah u dirtay magaalada Laascaanood “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo deeq daawo ah u dirtay magaalada Laascaanood “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa maanta diyaarad wada shixnad Gargaar daawo ah u dirtay Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool oo ay ka socdaan dagaalo.

Diyaradaan oo Garoowe ka dajindoonto gargarkaan ayaa magaladaas waxaa looga qadayaa gawaari si ay u gaarsiyaan isbitaalada Laascaanood.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026
Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

April 21, 2026

Shixnadaan daawada ah ayaa isugu jirta qeybaha kala duwan ee daawada, waxaana loogu talagalay dadka rayidka ah ee colaadda Laascaanood qasaaraha ka so gaartay.

Agaasimaha guud  ee Arrimaha Beni’aadannimo Hay’adda Mareeynta musiiboyinka Qaranka Mudane Cabdirashiid Maxamuud Xuseen, Madax Qeybta Caafimaadka Xarunta Howlgalka Degdegga ee Hey’adda SoDMA Dr. Cabdullahi  Muuse Axmed iyo Mas’uuliyiin kale oo katirsan hay’adda ayaa diyaradaan ka sagootiyey garoonka Aadan Cadde.

Previous Post

Taliska Booliska Qeybta Guud ee Gobolka Banadir oo gacanta ku dhigay raashin dhacay

Next Post

Madaxda Wasaaradda Gamacsiga oo kormeeray suuqa weyn ee Bakaaraha “SAWIRRO”

Next Post
Madaxda Wasaaradda Gamacsiga oo kormeeray suuqa weyn ee Bakaaraha “SAWIRRO”

Madaxda Wasaaradda Gamacsiga oo kormeeray suuqa weyn ee Bakaaraha "SAWIRRO"

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

April 21, 2026
0

Kalfadhigii ugu horreeyay ee Guddiga Fulinta ee UN-Habitat ee sanadkaan ayaa ka qabsoomay Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada Nairobi, iyadoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta Dalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta Dalka

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi...

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In