Monday, January 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Wasaarada Gadiidka iyo Duulista hawada oo kulan Gaara ah la qadatay Ra’iisulwasaaraha Dalka Malaysia

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Wasaarada Gadiidka iyo Duulista hawada oo kulan Gaara ah la qadatay Ra’iisulwasaaraha Dalka Malaysia
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukumadda Federalka Soomaliya, Xildhibaan Fardowso Cisman Cigal, oo Maal mahan Safar shaqo ku joogtay Dalka Malaysia ayaa kulan gaara la qadatay Ra’iisulwasaaraha Dalka Malaysia, Yab Dato’ seri Anwar iyo wasiirka Arimaha Dibadda ee Dalka Malaysia Zambry Abdul Kadir.

Wasiir Fardowso, ayaa madaxda Malaysia salaan ka Gaarsiisay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaliyaa mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Guud ahaan Shacabka Somaliyeed.

Related posts

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Kismaayo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Kismaayo

January 12, 2026
Odayaasha Dhaqanka oo Muqdisho ku qabtay Dibadbxa ay kaga soo horjeedaan Xadgudubka Israa’iil

Odayaasha Dhaqanka oo Muqdisho ku qabtay Dibadbxa ay kaga soo horjeedaan Xadgudubka Israa’iil

January 12, 2026

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukumadda Federalka Soomaliya, ayaa uga mahad celisay Ra’iisulwasaaraha Malaysia, sida ay shacabka Soomaaliyeed uga saacideen dhanka Waxbarashada muddadii Bur-burku dalkeena ku jiray.

Kulankan ayaa waxa sidoo kale looga wada hadlay sidii labadda dal isaga kaashan lahaayeen dhinacyada horumarinta iyo arrimaha hor tebinta u leh labadda dal.

Previous Post

Amarkii Maareynta Mooto Bajaaj-ta oo maanta Muqdisho ka dhaqan galay

Next Post

Mareykanka oo xayiraad kusoo rogay horjoogeyaal iyo shaqsiyaad xiriir la leh Argagixisada

Next Post
Mareykanka oo xayiraad kusoo rogay horjoogeyaal iyo shaqsiyaad xiriir la leh Argagixisada

Mareykanka oo xayiraad kusoo rogay horjoogeyaal iyo shaqsiyaad xiriir la leh Argagixisada

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Kismaayo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Kismaayo

January 12, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, si...

Odayaasha Dhaqanka oo Muqdisho ku qabtay Dibadbxa ay kaga soo horjeedaan Xadgudubka Israa’iil

Odayaasha Dhaqanka oo Muqdisho ku qabtay Dibadbxa ay kaga soo horjeedaan Xadgudubka Israa’iil

January 12, 2026
0

Bannaanbax ballaaran oo looga soo horjeeday faragelinta iyo xadgudubka YH-da Israa’iil ay kula kacday midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...

Howlgallo lagu ciribtirayo khawaarijta oo laga fuliyay degaanka Aboorey 

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gacanta ku dhigay Keydkii biyaha ee khawaarijtii …..

January 12, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gacanta ku dhigay Keydkii biyaha ay dhigan jireen khawaarijtii laga xoreeyey deegaanka Jilib marka ee...

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS oo qabtay kulan muhiim ah

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS oo qabtay kulan muhiim ah

January 11, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta qabtay kulan lagu soo bandhigayay Natiijada Qiimeynta iyo Hubinta Hufnaanta Qabashada, Xisaabinta iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In