Thursday, February 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Ganacsiga oo Ganacsatada Talyaaniga uga mahadceliyay ka qeyb galka shirka Dhaqaalaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Ganacsiga oo Ganacsatada Talyaaniga uga mahadceliyay ka qeyb galka shirka Dhaqaalaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa xalay ka qeybgalay xaflad casho sharaf ah oo lagu sagootinaayey Ganacsatadii Talyaanida ahayd ee dalka u yimi ka qeybgalka Shirka Dhaqaalaha Soomaaliya oo Muqdisho ka qabsoomay 30ka illaa 31kii May, 2023.

Wasiirka, ayaa uga mahadceliyey imaatinkooda Soomaaliya oo muujinaaya rabitaankooda dhinacyada Iskaashiga Ganacsiga iyo Maalgashiga, waxaana uu carabka ku dhuftay in Soomaaliya ay ka jiraan fursado badan oo maalgashi isla-mar-ahaantaana uu rajeynaayo in iyaga iyo ganacsatada Soomaalidu ba ay dalka ka samayn doonaan maalgashiyo waaweyn iyo ganacsiyo horumar u horseeda wadanka.

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Nairobi ka daahfuray bandhigga todobaadka ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Nairobi ka daahfuray bandhigga todobaadka ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya

February 12, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka Golaha Nabadda iyo Amniga AU ee AUSSOM iyo Suudaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka Golaha Nabadda iyo Amniga AU ee AUSSOM iyo Suudaan

February 12, 2026

Shirka Dhaqaalaha Soomaaliya, ayaa maalinkiisii koowaad loogga hadlay Shirka 2aad ee Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Talyaaniga, halkaas oo ay ku kulmeen ganacsato tiro badan oo Talyaani ah iyo kuwo Soomaali ah.

Previous Post

R/W Xamsa “Dadka Soomaaliyeed marti kama ahaan doonaan masiirka dalkooda”

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay Isimada Dhaqanka ee Sool iyo Sanaag

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay Isimada Dhaqanka ee Sool iyo Sanaag

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay Isimada Dhaqanka ee Sool iyo Sanaag

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Nairobi ka daahfuray bandhigga todobaadka ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Nairobi ka daahfuray bandhigga todobaadka ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya

February 12, 2026
0

Maanta waxaa si rasmi ah looga daahfuray Magaaladda Nairobi Bandhigga Todobaadka Ganacsiga Soomaaliya-Kenya iyo Qurbajoogta (Somalia-Kenya and Diaspora Trade Week),...

Somalia-Kenya Foreign Ministers Hold Sideline Meeting on AU Margins

Somalia-Kenya Foreign Ministers Hold Sideline Meeting on AU Margins

February 12, 2026
0

On the margins of the African Union meetings in Addis Ababa, the Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of...

Somalia–South Sudan Foreign Ministers Hold Bilateral Talks

Somalia–South Sudan Foreign Ministers Hold Bilateral Talks

February 12, 2026
0

On the margins of the 48th African Union Executive Council meeting, the Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of...

Somalia-Nigeria Strengthen Bilateral Engagement

Somalia-Nigeria Strengthen Bilateral Engagement

February 12, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali, held a bilateral...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In