Thursday, April 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid oo ay wehliyaan Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha Galmudug ayaa magaalada Cadaado ka daahfuray koobka kubadda cagta degmooyinka Galmudug.

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ayaa sheegay in ciyaaruhu kaalin weyn ay ka qaataan isdhexgalka bulshada, reer Galmudugna uu muhiim u yahay koobkaan maanta la daahfuray.

Related posts

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

April 16, 2026
Wasiirka Maaliyadda oo guddoomiyey kulan muhiim ah oo Washington ka dhacay

Wasiirka Maaliyadda oo guddoomiyey kulan muhiim ah oo Washington ka dhacay

April 16, 2026

Mudane Cali Daahir Ciid ayaa dhallinyarada Galmudug ugu bishaareeyay in Dowlad Goboleedka Galmudug ay geeddi u tahay doorashooyin heerar kala duwan ah oo ay awoodda leeyihiin shacabka iyo dhallinyarada.

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Ethiopia ee Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Warfaafinta XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Ethiopia ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Ethiopia ee Soomaaliya

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

April 16, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka yaa gurmad biyo Dhaamin ah u sameeyay shacabka ku dhaqan Deegaanka Dhanaane ee duleedka Degmada Marka oo...

Wasiirka Maaliyadda oo guddoomiyey kulan muhiim ah oo Washington ka dhacay

Wasiirka Maaliyadda oo guddoomiyey kulan muhiim ah oo Washington ka dhacay

April 16, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-guddoomiyay kulankii 𝟐𝟖-𝐚𝐚𝐝 ee Wasiirrada Maaliyadda Madasha Iskaashiga Dalalka...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Muqdisho uga qeyb galay Bandhigga Farshaxanka Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Muqdisho uga qeyb galay Bandhigga Farshaxanka Soomaaliya

April 16, 2026
0

Muqdisho, 16 April, 2026: Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa Muqdisho uga qeyb...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Soomaaliya oo si cad u diidday faragalinta Israa’iil

April 16, 2026
0

WAR SAXAAFADED. FAAFIN DEG DEG AH Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Diidday Tallaabo Israa’iil Ku Wajahan oo Wax u Dhimaysa Madaxbannaanideeda iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In