Tuesday, June 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha KGS oo go’aanno kasoo saartay gowraca Xoolaha UDXIYADA

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha KGS oo go’aanno kasoo saartay gowraca Xoolaha UDXIYADA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

UJEEDDO: NIDAAM XOOLO QALKA MAALMAHA UDXIYADA CIIDUL ADXAA 1444.

Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta, Daaqa Iyo Maamulka Degmada Baydhabo.

Related posts

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

June 1, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

June 1, 2026

Iyadoo la tixgalinaayo ilaalinta nadaafadda, fayadhowrka guud ee bulshada, caafimaadka xoolaha la gowracayo, dhowrista xuquuqda xoolaha iyo tarankood, iyo badqabka hilibka. Waxay fareysaa dhammaan shirkadaha iyo shakhsiyaadka ku howlan gowraca xoolaha Udxiyada in ay buuxiyaan shuruudaha hoos ku xusan.

1. Waa in ay is diiwaan galiyaan dhammaan shirkadaha, hay’daha iyo shakhsiyaadka ku howlan gowraca xoolaha Udixiyadda.

2. Neefka waa inuu gaaran da’da loogu talo galay inay ku ansaxdo uduxyada.

3. Waxaa mamnuuc ah in la gowraco neefka dheddiga ah haddii aysan ahayn taran ka bax (dhalmo goys) .

4. Waxaa wajib ah in xoolaha la baaro Caafimaadkooda Ka hor Inta Aan La gowricin iyo ka dib.

5. Waxaa wajib ah in xiliga la gowracaayo la ilaaliyo xuquuqda Neef ka, loona gowraco sida ay qabto shareecada Islaamka.

6. Waa inuu Neef ka yahay mid ceeb aan lahayn. (waa inuu xubnihiisa dhamaystiran yihiin, caanto aan ahayn).

7. In lagu gowraco xoolaha goobo maamulka degmada uu hubiyay nadaafadooda iyo tirada ay qaadi karto xoolaha.

8. Waa in wasaqda iyo qashinka ka dhasha gowraca xoolaha lagu shubaa goobaha maamulka degmada ugu talo galay.

9. Waa in si buuxda loola shaqeeyaa shaqaalaha fayadhorka Degmada iyo shaqaalaha caafimadka xoolaha.

10. Waxaa mamnuuc ah in la qeybiyo hilibka ee aan la beecinin.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo faray howl-wadeenada gobolka inay ka fogaadaan musuq maasuqa

Next Post

Odayaasha Dhaqanka Gobalka Mudug oo ka Dhagax dhigay Gaalkacyo  Dhismaha Hoyga Nabadda

Next Post
Odayaasha Dhaqanka Gobalka Mudug oo ka Dhagax dhigay Gaalkacyo  Dhismaha Hoyga Nabadda

Odayaasha Dhaqanka Gobalka Mudug oo ka Dhagax dhigay Gaalkacyo  Dhismaha Hoyga Nabadda

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

June 1, 2026
0

Sanduuqa Qaranka ee Maalgelinta Cimilada (National Climate Fund – NCF) oo kaashanaya Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha (MoEWR), isla markaana...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

June 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qayb...

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In