Monday, September 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mashruuc sare loogu qaadayo Waxbarshada carruurta oo laga hirgeliyay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Mashruuc sare loogu qaadayo Waxbarshada carruurta oo laga hirgeliyay Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Dagmada Gaalkacyo mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale ayaa ka daahfuray Gaalkacyo Mashruuc sare loogu qaadayo Waxbarshada carruurta

Mashruucaan oo ah mid looga gol leeyahay kobcinta maskaxeed uu ubadka, lana jaanqaadeysa Waxbarshada casriga ah iyo Teknoolajiyadda ayaa waxaa ka daahfuray magaalada Gaalkacyo Duqa Dagmada Galkacyo.

Related posts

Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta oo ka furmay Muqdisho

September 7, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo kormeeray Webiga Shabeelle iyo Goobaha fatahaaduhu halis geli karaan

Guddoomiyaha SoDMA oo kormeeray Webiga Shabeelle iyo Goobaha fatahaaduhu halis geli karaan

September 7, 2026

Safiyo Yuusuf oo ah madaxa mashruucaan ayaa xustay in mashruucan ay ka faa’iideysan doonaan carruur Soomaaliyeed.

Isku duwaha Wasaaradda awqaafta Galmudug ee dagmada Gaalkacyo Macalin Qaasim ayaa isna sheegay inuu ka mahadcelinayo cidkasta oo hirgelisay mashruucan.

Duqa Dagmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa bogaadiyay mashruucaan isagoo sheegay in ay ku faraxsan yihiin in meeshii ugu horeeysay ee laga bilaabo dalka iney noqoto Gaalkacyo

Mashruucaan ayaa ah sida muuqata mid ahmiyad weyn u leh jiilka soo koraya maadaama dunidu ay usii badaneyso isticmaalka Aalado casri ah marka loo eego bar biloowga mashruucaan oo markii u horeysay soo gaaray dalka

Previous Post

Guddoonka Labada Aqal BJFS oo Ummadda Soomaaliyeed u diray Hambalyada Ciidul Adxa

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh ” Dadka Soomaaliyeedow ogaada, Al-shabaab ka na qarxinaaya iyo kan tuuga ah ee canshuurta xadaaya nooma kala sokeeyaan”

Next Post
Madaxweynaha JFS oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Adxa

Madaxweyne Xasan Sheekh " Dadka Soomaaliyeedow ogaada, Al-shabaab ka na qarxinaaya iyo kan tuuga ah ee canshuurta xadaaya nooma kala sokeeyaan"

Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta oo ka furmay Muqdisho

September 7, 2026
0

Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...

Guddoomiyaha SoDMA oo kormeeray Webiga Shabeelle iyo Goobaha fatahaaduhu halis geli karaan

Guddoomiyaha SoDMA oo kormeeray Webiga Shabeelle iyo Goobaha fatahaaduhu halis geli karaan

September 7, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...

Taliyaha Ciidanka Lugta oo kormeer ku tegay buundada magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo 

Taliyaha Ciidanka Lugta oo kormeer ku tegay buundada magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo 

September 7, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorshaysan ka fuliyay Duleedka Deegaanka Harboole ee dagmada Afmadow

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorshaysan ka fuliyay Duleedka Deegaanka Harboole ee dagmada Afmadow

September 7, 2026
0

Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In