Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Israa’iil oo weerar ku dishay shan ruux oo ku sugnaa Daanta Galbeed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Israa’iil oo weerar ku dishay shan ruux oo ku sugnaa Daanta Galbeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Milatariga Israel ayaa duqeymo dhanka cirka ah ku qaaday xerada qaxootiga Jenin ee woqooyiga Daanta Galbeed,halkaasi oo ay ku dileen afar falastiiniyiin ah, sida ay sheegeen dadka deegaanka iyo saraakiisha.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in Israa’iil ay ugu yaraan 10 weerar oo xagga cirka ah ku qaadday Jenin subaxnimadii manta oo Isniin ah, taasoo keentay qiiq ka baxayay burburka dhismayaasha.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026

Kolonyo ay la socdeen tobanaan gawaarida gaashaaman ee Israa’iil ayaa sidoo kale dhinac walba ka hareereeyay xerada qaxootiga, waxaana ay billaabeen howlgal milateri oo dhulka ah, waxaana burbur xooggan uu soo gaaray guryaha iyo waddooyinka.

Mohammad Hasanein oo 21 jir ah ayaa xalay sidoo kale ciidamada Israa’iil ay ku dileen afaafka waqooyi ee magaalada Ramallah ee bartamaha Daanta Galbeed, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Falastiin.

Wasaaraddu wali ma aysan cadeyn afarta qof ee manta lagu dilay Jenin. Ugu yaraan 27 kale oo Falastiiniyiin ah ayaa ku dhaawacmay xerada,waxana  ku jira  siddeed ruux oo ay liidato xaaladooda caafimaad.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee maamulka Falastiin ayaa si adag u cambaareeyay xadgudubka waxashnimada ah ee lagu hayo dadka ku dhaqan xerada  Jenin.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ballanqaaday in la dhamaystiri doono dastuurka dalka

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo booqday talafashinka Hirshabelle 

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle oo booqday talafashinka Hirshabelle 

Madaxweynaha Hirshabeelle oo booqday talafashinka Hirshabelle 

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In