Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo kormeeray xarunta Duqa Degmada Gaalkacyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo kormeeray xarunta Duqa Degmada Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Abshir Cabdi Sheekhow ayaa kormeer ku tegay xarunta Dowladda hoose ee Degmada Gaalkacyo , halkaas oo si diiran loogu soo dhoweeyay.

Duqa Degmada Gaalkacyo mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa si weyn ugu soo dhaweeyay Xarunta Dowladda hoose ee Degmada Gaalkacyo Wasiirka Warfaafinta Galmudug Mudane Abshir Cabdi Sheekhow iyo wafdiga la socday.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

July 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

July 30, 2026

Soo dhaweynta ka  dib ayaa kulan gaar ah oo ka dhacay xafiiskiiska duqa degmada una dhexeeyay Wasiirka oo ay weheliyaan agaasimaha tababarada Wasaaradda Warfaafinta iyo isku duwaha Degmada Gaalkacyo ee Wasaaradda warfaafinta.

Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray horumarinta Warbaahinta ka hawl-gasha Gaalkacyo iyo iskaashiga Wasaaradda iyo Maamulka Degmada ee dhinacyada Warfaafinta, wacyigelinta,  dhaqanka iyo dalxiiska.

Previous Post

Ciidanka Xoogga oo hawlgal ku dilay 40 khawaarij ah deegaanka Welmarow ee Gobolka Jubbada Hoose

Next Post

Khawaarij badan oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Jubbada Hoose

Next Post
Galmudug oo heegan buuxdo gelisay amniga degmooyinka Maamulkaas

Khawaarij badan oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Jubbada Hoose

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

July 30, 2026
0

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray xaaladda amni ee guud ahaan gobolka, dardargelinta dagaalka ka dhanka ah...

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

July 30, 2026
0

Bulshada Galmudug ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta doorashada isku sidkan ee golayaasha deegaanka iyo golaha wakiilada, taas oo ka...

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

July 30, 2026
0

Wasiirro ka tirsan Galmudug ayaa saaka safka lagalay kumanaan shacab ah oo ka codeynaya degmada Cadaado, iyagoo dooranaya golaha deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In