Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Muqdisho oo qado sharaf u sameeyay Madaxda Sbirkadda Zadelar “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Duqa Muqdisho oo qado sharaf u sameeyay Madaxda Sbirkadda Zadelar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Qado sharaf Magaalada Muqdisho ugu sameeyay Madaxda Shirkada Zadelar oo ah Shirkad ku taqasustay Dhismaha iyo Maareynta Biyo Mareenada, waxa ayna horey ugu soo shaqeesay wadamo badan oo ka tirsan Caalamka.

Shirkadaan oo casuumaad rasmi ah ka heysata Maamulka Gobolka Banaadir, si xal loogu helo biyomareenada Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay shirar la qaateen Guddi Farsamo iyo Injineero Maamulka Gobolka Banaadir u xil saaran dib-u-dhiska iyo xal u helidda Bulaacadaha Magaalada Muqdisho.

Related posts

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

July 23, 2026

Munaasabadaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Xildhibaanno ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka, La-taliyeyaal ka tirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Guddoomiye Ku-xigeenka Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir, Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir, Maamulka Gobolka Banaadir iyo Injineero Soomaaliyeed oo ku taqasusay dhismaha.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo kulanka ka hadlay ayaa u mahadceliyay Madaxda Shirkadda Zadelar sida ay u aqbaleen casuumaada loo fidiyay, asigoo sheegay in Maamulkiisa ay ka go’an tahay in ay kaashato cid weliba oo Maamulka Gobolka Banaadir kala shaqeyn karta maareynta iyo xal-u-helidda Bulaacadaha  Magaalada Muqdisho.

Previous Post

Wasiir Al-Cadaala “Howlgalladii ugu dambeeyay todobaadkan waxay ahaayeen kuwa lagu burburinayay Hubka Khawaarijta”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Ergeyga gaarka ah ee UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Ergeyga gaarka ah ee UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Ergeyga gaarka ah ee UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika "SAWIRRO"

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

July 23, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud....

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka

July 23, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

July 23, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In