Saturday, April 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Tacliinta Sare XFS oo shaacisay deeq Waxbarasho oo heerka Shahaadada PhD ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Tacliinta Sare XFS oo shaacisay deeq Waxbarasho oo heerka Shahaadada PhD ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa sharaf weyn u ah in ay soo bandhigto deeq Waxbarasho heerka PhD, taas oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ugu deeqay in ay ka faa’iideystaan aqoonyahanka Soomaaliyeed.

Waxbarashada waxaa bixinaysa Jaamacadda Qaramada Midoobay ee Nabadda (University for Peace), sidoo kale Deeqdan waxaa bixisay Qatar Charity, iyadoo uu Madaxweynaha lahaa soo jeedinta deeqdan.

Related posts

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026

Fursaddan waxay u furantahay mawaadiniinta Soomaaliyeed ee buuxiya shuruudaha, waxaana lagu bixinayaa tartan furan oo caddaalad ah.

Hadaba waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ciddii doonaynsa inay ka bogtaan faahfaahinta la socota linkiga hoose kaas oo aad ka helayso qaabka codsiyada loo soo gudbinayo takhakhusaadka iyo shuruudaha laga doonayo codsadaha.

https://docs.google.com/document/d/1PenAP9YRPHU0-BkceDxvYABaFM4-gO_3/edit?usp=sharing_eil_se_dm&rtpof=true&sd=true&ts=64c8feca

Previous Post

Xildhibaannada oo Akhrinta 2-aad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Hantidhawrka Guud ee Qaranka

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Xubnaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Xubnaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Xubnaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya "SAWIRRO"

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

April 17, 2026
0

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In