Friday, April 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka oo tababar u soo xiray Guddiyada Golaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka oo tababar u soo xiray Guddiyada Golaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdullahi Cumar Abshirow ayaa maanta soo xiray Tababarka Guddiyada Golaha Shacabka oo socday tan iyo Agoosto 20, 2023.

Tababarkan oo loo qabtay dhammaan 15 Guddi ee Golaha Shacabka ayaa diiradda lagu saaray Tayo-siinta Xildhibaannada Golaha Shacabka; Daadajinta Siyaasadda Nidaamka Federaalka; Dakhliga Kheyraadka Dabiiciga ah; iyo Doorka Sharci-dejinta & Habraaca Sharci-sameynta Soomaaliya.

Related posts

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026

Guddoomiye Abshirow ayaa u mahadceliyey dhammaan xildhibaannadi ka qeybgalay tababarkan, wuxuuna xusay in Guddi walba la siin doonno tababar u gaar ah oo ku saabsan arrimaha guddigu u xilsaaran yahay. Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa si gar ah ugu mahadceliyey Hay’adda Max Planck Foundation iyo khubaradii bixineysay tababarka.

Ugu dambeyn, Guddoomiye Abshirow ayaa si rasmi ah u soo xiray Tababarka, wuxuuna carabka ku dhuftay in la joogteyn doonno tababarada la siinayo xildhibaannada.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo shirka isbeddelka Cimilada Afrika uga qeybgalay Nairobi

Next Post

Daadad ay dad ku dhinteen oo ku soo rogmaday magaalada Istanbul

Next Post
Daadad ay dad ku dhinteen oo ku soo rogmaday magaalada Istanbul

Daadad ay dad ku dhinteen oo ku soo rogmaday magaalada Istanbul

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

April 17, 2026
0

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In