Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shacabka Degmada Moqokori oo ku dhawaaqay kacdoon cusub oo Khawaarijta loo saarayo gobolka Hiiraan.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Shacabka Degmada Moqokori oo ku dhawaaqay kacdoon cusub oo Khawaarijta loo saarayo gobolka Hiiraan.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026

Degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan waxaa markale ka billaawday kacdoonka dagaal ka dhan ah khawaarijta oo looga saarayo degaannada ay kaga dhuumaaleysanayaan  Galbeedka gobolka Hiiraan.

Degmadaan waxaa shalay gaaray wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf  Axmed Hagar (Dabageed) iyo masuuliyiin katirsan dowladda kuwaa Shacabka degmadaa ugu baaqay in ay u diyaar garoobaan howlgal ka dhan ah khawaarijta

Madaxweyne ku xigeenka oo uu wehlinayay xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali  (Sanbaloshe) ,ayaa goob fagaar ah kula hadlay shacabka Moqokori u sheegay in ay u midoobaan oo ay isku diyaariyaan Dagaal markale degaannada ay khawaarijta kaga sugan yihiin gobolka Hiiraan looga saarayo.

Yuusuf Dabageed ayaa bulshada u sheegay in kooxaha khawaarijta uu waqtigoodii dhammaaday inta hartana ay tahay in ay shacabka oo kaashanaya dowladda ay iska xoreyaan,waxa uu sheegay in dowladda Hirshabeelle ay garab taagan tahay,waxii ay uga baahdaan.

Gobolka Hiiraan oo kamid ah goobihii ugu horeyay ee looga dhawaaqay dagaalka ka dhanka ah khawaarijta ayaa door fir-fircoon ka qaatay howlgalladaasi,iyagoo degaanno badan ka saaray khawaarijta

Previous Post

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulmay Agaasimaha Xiriirka UK u qaabilsan horumarinta dibadda

Next Post

20-katirsan khawaarijta oo saakay lagu dilay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelada Hoose

Next Post
20-katirsan khawaarijta oo saakay lagu dilay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelada Hoose

20-katirsan khawaarijta oo saakay lagu dilay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelada Hoose

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

April 21, 2026
0

Kalfadhigii ugu horreeyay ee Guddiga Fulinta ee UN-Habitat ee sanadkaan ayaa ka qabsoomay Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada Nairobi, iyadoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta Dalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta Dalka

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In