Monday, June 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno ka tirsan Labada Aqal ee BJFS oo kormeeray deegaanka Bulacle

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanno ka tirsan Labada Aqal ee BJFS oo kormeeray deegaanka Bulacle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo guddoomiyaha gobolka Galgaduud ayaa maanta furimaha dagaalka, gaar ahaan deegaanka Bulacle ugu tegay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee dagaalka kula jira Khawaarijta.

Xildhibaannada ayaa ciidamada geesiyaasha ku dhiirigeliyey dagaalka ay dalka kaga xoreynayaan Khawaarijta, waxayna furinta ugu geeyeen xoolo nool, iyagoo ka balan-qaaday in deegaan kasta oo cadowga ay ka xoreeyaan ay uga daba-tegi doonaan.

Related posts

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026

Xildhibaannadaan oo kala ahaa Senator Cabdixakiin Macalin Axmed, Senator Zamzam Daahir, Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud iyo Xildhibaan Ilyaas Sheekh Axmed, ayaa waxaa wehliyey guddoomiyaha gobolka Galgaduud Cilmi Cali Ganey.

Sidoo kale masuuliyiintii iyo saraakiishii ay deegaanka Bulacle ugu tageen waxaa ka mid ahaa guddoomiyaha caasimadda Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan Geedaqorow, Jeneraal Aadan Abshir Laba-afle, Korneyl Cabdiraxmaan Cilmi Xorogaay iyo saraakiil kale oo ciidanka hoggaaminaya.

Previous Post

Howlwadeenno Caafimaad oo ka kala socday dowlad goboleedyada oo tababar loogu soo xiray Muqdisho

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Sharciga Hantidhowrka Qaranka

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Sharciga Hantidhowrka Qaranka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Sharciga Hantidhowrka Qaranka

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In