Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Nairobi kulan kula yeeshay Wakiilka Bankiga Adduunka ee Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda XFS oo Nairobi kulan kula yeeshay Wakiilka Bankiga Adduunka ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliiyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Bixi Imaan Cige oo ku sugan magaaalda Nairobi ee dalka Kenya ayaa shir Guddoomiyay kulan muhiim ah oo ay la yeesheen Wakiilka Bankiga Adduunka ee Soomaaliya iyo xubno ka tirsan xafiiska Bankiga ee dalalka Bariga Afkrika.

Shirkaan oo ay goobjoog ka ahaayeen Masuuliyiinta Wasaaradda Qorsheynta iyo Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa looga arrinsaday qorsheyaasha Horumarinta ee ay Dowladda Soomaaliya ka dooneyso Bankiga Adduunka in uu maalgaliyo kadib marka ay Soomaaliya gaarto barta kama dambeysta ah ee Deyn cafinta.

Related posts

Liiska Golaha Wasiirrada Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

Liiska Golaha Wasiirrada Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

July 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goobaha dalxiiska ee duleedka Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goobaha dalxiiska ee duleedka Muqdisho

July 11, 2026

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo furitaanka shirka hadal kooban ka jeediyay ayaa sheegay muhiimadda ay leedahay hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha, taas oo uu ku sheegay in ay tahay hadafka koowaad ee Wasaaradda Maaliyadda.

Bankiga Adduunka waxa uu ka mid yahay saaxibada caalamiga ah ee sida joogtada ah u taageero Dowladda Soomaaliya, Bankigu hadda waxa uu Soomaaliya ka fuliyaa mashaariic horumarineed oo wax tar u leh bulshada Soomaaliyeed.

Previous Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo talo ka dhiibtay hanaanka Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland

Next Post

Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo labo deegaan oo muhiim ah kala wareegay khawaarijta

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo labo deegaan oo muhiim ah kala wareegay khawaarijta

Liiska Golaha Wasiirrada Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

Liiska Golaha Wasiirrada Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u magacaabay Golaha Wasiirrada cusub...

Wasiirka Warfaafinta XFS iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goobaha dalxiiska ee duleedka Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goobaha dalxiiska ee duleedka Muqdisho

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-xigeenka Amniga Gudaha XFS Sulub Axmed...

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

July 10, 2026
0

Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa...

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

July 10, 2026
0

Muqdisho, 10 Luulyo 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray Saraakiil iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In