Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gabdho Soomaaliyeed oo Deeqo kala duwan usoo dhiibay Ciidanka ku sugan Bacadweyne

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Gabdho Soomaaliyeed oo Deeqo kala duwan usoo dhiibay Ciidanka ku sugan Bacadweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gabdho Soomaaliyeed oo Dalka iyo dibada kala jooga oo isku xilqaamay garab-istaaga Ciidamada, ayaa Deeqo kala duwan soo gaarsiiyay Ciidamada Xoogga Dalka, Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanka ee khawaarijta ka saaray Magaalada Bacadweyne iyo tuulooyinka hoos yimaada.

Deeqdaan lasoo gaarsiiyay geesiyasha dalka difaacaya ayaa iskugu jirtay,Cunooyin kala duwan ,Biyo iyo dhar ay ugu talagaleen Ciidamada Xoogga Dalka, Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanka ee khawaarijta ka saaray Magaalada Bacadweyne iyo tuulooyinka hoos yimaada

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Fartuun Cali Diiriye oo wakiil ka aheyd Gabdhahaas, ayaa Deeqdaan ku wareejisay Guddoomiyaha Guddiga Difaaca Koonfurta Gobolka Mudug Cabdimanaan Shiikh Maxamed Cismaan ,Guddoomiye ku-xigeenka Wisil Cabdi-garaad iyo Saraakiisha Ciidamada.

Guddoomiyaha Guddiga Difaaca Koonfurta Gobolka Mudug Cabdimanaan Shiikh Maxamed Cismaan, Guddoomiye kuxigeenka Wisil Cabdi-garaad iyo Saraakiisha, ayaa wadajir ugu mahadceliyay Gabdha Soomaaliyeed ee jooga Dalka iyo Dibada oo garteen inay garab istagaan wiilasha difaaca dalka iyo diinta ee joogo goobaha cadowga Khawaarijta laga xurreeyay.

Previous Post

Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo booqday Isbitaalka Madaxtoyada JFS

Next Post

Wasiir dowlaha Isgaarsiinta XFS oo furay kulan looga hadlaayo adeega 5G

Next Post
Wasiir dowlaha Isgaarsiinta XFS oo furay kulan looga hadlaayo adeega 5G

Wasiir dowlaha Isgaarsiinta XFS oo furay kulan looga hadlaayo adeega 5G

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In