Monday, October 13, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka JFS ee dalka Shiinaha oo ka qeyb galay shirka iskaashiga Beeraha ee Shiinaha iyo Geeska Afrika

caqiil by caqiil
2 years ago
in Wararka
0
Safiirka JFS ee dalka Shiinaha oo ka qeyb galay shirka iskaashiga Beeraha ee Shiinaha iyo Geeska Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan aqoon-isweydaarsi ah oo loogu magacdaray iskaashiga Beeraha Shiinaha iyo Geeska Afrika, kaas oo ay ka qeyb galeen wafdi ka socda safiirrada Geeska Afrika oo uu hoggaaminayay Danjiraha Sooomaaliya ee dalka Shiinaha Amb: Cawaale Cali Kullane ayaa lagu qabtay magaalada Yanglin ee gobolka Shaanxi ee dalka Shiinaha.

Aqoon-isweydaarsigan muhiimka ah ee ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha dibadda ee Jamhuuriyadda Shiinaha ayaa waxay ujeeddadiisu ahayd sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga dhinaca Beeraha iyo kobcinta wax-soo-saar guuleysta oo dhexmara labada gobol.

Related posts

Maalinta Caalamiga ah ee Yareynta Khatarta Masiibooyinka oo laga xusay Muqdisho

Maalinta Caalamiga ah ee Yareynta Khatarta Masiibooyinka oo laga xusay Muqdisho

October 13, 2025
๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐ˆ๐Œ๐… ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ ๐’๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, ๐Š๐š๐๐ข๐› ๐Šu๐ฅ๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ง ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐…

Danjire, Xue Bing oo ah ergeyga gaarka ah ee wasaaradda arrimaha dibadda Shiinaha u qaabilsan dalalka Geeska Afrika ayaa khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay madasha, isagoo xoogga saaray sida ay Shiinaha uga goโ€™an tahay xoojinta xiriirka dalalka Geeska Afrika, iyadoo loo marayo iskaashiga dhinaca beeraha.

Danjire Cawaale Kullane, oo hoggaaminayay wafdiga safiirrada Geeska Afrika ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay, isagoo ku dheeraaday muhiimadda ay leedahay xoojinta iskaashiga dhinaca beeraha ee Geeska Afrika iyo Shiinaha. Wuxuu carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo kordhinta is-weydaarsiga u dhexeeya ergada dalalka Geeska Afrika ee Shiinaha iyo wakiillo ka socda Xarunta Wadajirka ah ee Shiinaha iyo Afrika ee Isweydaarsiga Tignoolajiyada Casriga ah, Bandhigga iyo Tababarrada.

Sidoo kale, Danjire Kullane ayaa carrabka ku adkeeyay doorka muhiimka ah ee khubarada iskaashiga beeraha ee dalalka Afrika.

Ugu dambeyn, madasha ayaa waxaa ka hadlay oo soo xiray aqoon-kororsigan, Xue Bing oo ah ergeyga gaarka ah ee wasaaradda arrimaha dibadda Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika,Mr.Xue Bing ayaa ku celiyay sida ay Shiinaha uga goโ€™an tahay in ay taageerto horumarinta Geeraha gobolka Geeska Afrika, wuxuuna dhiirri-geliyay wada-shaqeyn joogta ah oo dhexmarta dhammaan ka qaybgalayaasha.

ย 

Previous Post

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgallo ka fuliyay qeybo ka mid ah gobolka Jubada hoose

Next Post

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay la dagaalanka Argagixisada

Next Post
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay la dagaalanka Argagixisada

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay la dagaalanka Argagixisada

Maalinta Caalamiga ah ee Yareynta Khatarta Masiibooyinka oo laga xusay Muqdisho

Maalinta Caalamiga ah ee Yareynta Khatarta Masiibooyinka oo laga xusay Muqdisho

October 13, 2025
0

Iyadoo caalamku maanta u xusaysaa Maalinta Caalamiga ah ee Yareynta Khatarta Masiibooyinka, Soomaaliya waxay xusaysaa adkeysiga iyo geesinimada bulshada Soomaaliyeed...

๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐ˆ๐Œ๐… ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ ๐’๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, ๐Š๐š๐๐ข๐› ๐Šu๐ฅ๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ง ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐…

๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐ˆ๐Œ๐… ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ ๐’๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, ๐Š๐š๐๐ข๐› ๐Šu๐ฅ๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ง ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐…

October 13, 2025
0

Hayโ€™adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinta dib-u-eegista 4-aad ee barnaamijka wada-shaqaynta ah ee ay la leedahay Dowladda...

Safiirka JFS ee Dalka Yeman oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga ee Dalkaas

Safiirka JFS ee Dalka Yeman oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga ee Dalkaas

October 13, 2025
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Yeman, Mudane Cabdixakiim Maxamed Axmed, ayaa magaalada Cadan kulan kula yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga ee...

Wasiirka Qoyska oo kulan la qaadatay dhiggeeda dalka Qadar

Wasiirka Qoyska oo kulan la qaadatay dhiggeeda dalka Qadar

October 13, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS ayaa kulan rasmi ah la yeelatay dhigeeda Wasiirka Qoyska ee Dowladda aan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In