Wednesday, February 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Wasiirada dhallinyarada Urur Gobolleedka IGAD oo lagu qabtay magaalada Nairobi “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Shirka Wasiirada dhallinyarada Urur Gobolleedka IGAD oo lagu qabtay magaalada Nairobi “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta magaalada Nairobi lagu soo gabagabeeyay shirka Wasiirada Dhallinyarada Dowladaha xubnaha ka ah Urur Gobolleedka IGAD ayaa waxa Dowlada Federaalka Soomaaliya uga qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya mudane Maxamed Barre Maxamuud waxaana kulanka shir gudoominayay Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada dowlada Jabuuti.

Shirka ayaa intii uu socday waxaa lagu ansixiyay Siyaasadda Dhallinyarada IGAD, kaas oo loo sameeyay si uu wax badan kaga qabto baahiyaha ay qabaan Dhallinyarada ku nool Gobolka.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh ‘Horey waxaan xubin uga noqonay Golaha Ammaanka QM, Maantana waa Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika’

Madaxweyne Xasan Sheekh ‘Horey waxaan xubin uga noqonay Golaha Ammaanka QM, Maantana waa Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika’

February 11, 2026
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

February 11, 2026

Shirkaan ayaa  daba socday shir labadii maalmood ee lasoo dhaafay u socday xubnaha farsamada ee ka kala socday dalalka kubahoobay Urur Gobolleedka IGAD, Wasiirada ayaana si aqlabiyad leh ku ansixiyay Siyaasadda dhallinyarada gobolka, iyagoo si wadajir ah ugu baaqay Dowladaha inay ka wada shaqeeyaan hirgelinta Siyaasaddan cusub.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu Hanbalyeeyay xuska dhalashada Nebiga CSW

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee Itoobiya oo shacabka ugu hambalyeeyay xuska dhalashada Nabigeenna (NNKH)

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee Itoobiya oo shacabka ugu hambalyeeyay xuska dhalashada Nabigeenna (NNKH)

Safiirka Soomaaliya ee Itoobiya oo shacabka ugu hambalyeeyay xuska dhalashada Nabigeenna (NNKH)

Madaxweyne Xasan Sheekh ‘Horey waxaan xubin uga noqonay Golaha Ammaanka QM, Maantana waa Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika’

Madaxweyne Xasan Sheekh ‘Horey waxaan xubin uga noqonay Golaha Ammaanka QM, Maantana waa Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika’

February 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan hay’adaha...

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

February 11, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Mudane Mustaf Dhuxulow, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Safiirka Dowladda Turkiga u...

Dhismaha degaanka Safiirka  Soomaaliya ee Tanzania oo xarigga laga jaray

Dhismaha degaanka Safiirka Soomaaliya ee Tanzania oo xarigga laga jaray

February 11, 2026
0

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Xamsa Aadan Xaadoow, ayaa si rasmi ah...

Somalia Wins Historic Election to the African Union Peace and Security Council (2026-2028)

Soomaaliya oo loo doortay inay ka mid noqoto Golaha Nabadda Midowga Afrika

February 11, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa loo doortay inay ka mid noqoto Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika (PSC) muddada 2026–2028, taas...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In