Monday, August 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirweynaha Dhiirrigelinta ee Wax-soo-saarka Dalka oo Muqdisho ka furmay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Shirweynaha Dhiirrigelinta ee Wax-soo-saarka Dalka oo Muqdisho ka furmay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa Maanta Magaalada muqdisho ka furmay Shirweynaha Dhiirrigelinta Wax-soo-saarka Dalka taas oo ay soo qaban-qaabisay shirkada Isgaarsiinta Hormuud.

Shirkaan waxaa goobjoog ka ah Wasiirka Ganacsiga XFS Jibriil Cabdirashid Haaji Cabdi, Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya,ย  Ganacsato, maamulka Hormuud iyo marti sharaf badan.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

August 2, 2026
Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

August 2, 2026

Ujeedka shirkaan ayaa ah horumarinta wax-soo-saarka dalka,caqabadaha haysta ,fursadaha jira iyo yididiilada mustaqbalka.

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya oo shiraka ka hadlay ayaa yiriโ€Soomaaliya waa dal hodan ah. Waxaana rajaynaynaa in uu shirkaan fure u noqdo Soomaali isku filan, oo is quudiso.โ€

Wasiirka Ganacsiga XFS Jibriil Cabdirashid Cabdi oo shirkaan daah-furay yaa yariโ€ Sannadkii la soo dhaafay waxaa Soomaaliya Dibbada looga soo Dhoofiyey badeeco ku kacday in kabadan 6 Bilyan oo dollar,ย  halka aan anagana dhoofinay badeeco gaaraysa 50 milyan oo dollar, waxaana ka shaqeeyn donaa hormarinta wax soo saarka dalka, iyo in ganacsatada dalka isku filnaadaan.โ€

Previous Post

Wasiirka Wasaaradda Batroolka XFS oo kulan la qaatay kuxigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Next Post

Wasiirka Ciyaaraha Soomaaliya oo guddiga u magacaabay qaban qaabada Ciyaaraha M/Gobaleedyadaย 

Next Post
Wasiirka Ciyaaraha Soomaaliya oo guddiga u magacaabay qaban qaabada Ciyaaraha M/Gobaleedyadaย 

Wasiirka Ciyaaraha Soomaaliya oo guddiga u magacaabay qaban qaabada Ciyaaraha M/Gobaleedyadaย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

August 2, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo safar shaqo u joogo magaalada Laasacaanood ee xarunta Waqooyi...

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

August 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-xidigle Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan u magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Magacaabistan...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ƒ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง-๐ข๐ฌ-๐ฐ๐ž๐ฒ๐๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐…๐ฎ๐๐ฎ๐๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š (๐๐“๐…๐‚)

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Aqoon-is-weydaarsiga Istaraatiijiyadda iyo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la magacaabay

August 2, 2026
0

Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In