Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo dhaweyn loogu sameeyay Columbus 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo dhaweyn loogu sameeyay Columbus 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad lagu taageerayay dowladda Federaalka Soomaaliya laguna soo dhaweynayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Xayir Ducaale, ayaa lagu qabtay Magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka.

Ururka Talawadaag oo kulankaan soo agaasimay ayey u jeedada waxa ay ku sheegeen in la jooga xilligii dowladda la taageeri lahaa, iyada uu dalka ka socdo dagaalka ka dhanka ah Khawaariijta.

Related posts

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullahi Xayir Ducaale oo munaasabadda ka hadlay ayaa ugu horreyn waxa uu uga mahadcelshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Ohio, isaga oo ku bogaadiyey dadaallada ay dowladda ku taageerayaan.

Dhanka kale Agaasimaha, ayaa ka dhawaajiyey in dowladda ay ku filantahay bixinta mushaarka Ciidanka dowladda, laakiin ay jiraan ciidanka deegaanka kuwaas oo is-xilqaamay, iyaga oo aan qaadan wax mushaar ah.

“Waxa aan idinka codsanayaa haddii aad tihiin reer Columbus Ohio, in aad samaysaan aruurin dhaqaale iyo dadaal lagu garab istaagayo dowladda,waxaad maanta baxsataan birri Bay wax weyn idiin tarayaan,” sida uu yiri Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullahi Xayir Ducaale.

Previous Post

Minister of Petroleum Meets UN Deputy Envoy for Somalia

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Xukuumadda waxaa ka go’an dhiirigelinta Waxsoosaarka Dalkeenna”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa “Xukuumadda waxaa ka go’an dhiirigelinta Waxsoosaarka Dalkeenna”

Ra’iisul Wasaare Xamsa "Xukuumadda waxaa ka go’an dhiirigelinta Waxsoosaarka Dalkeenna"

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In