Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo gaaray dalka Turkiga

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo gaaray dalka Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Wafti Saraakiil Boliiska ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

Wafdiga ayaa waxaa ka mid ah Taliyaha qeybta guud ee Boliiska Gobolka Banaadir, Gaashaanla Sarre Mahdi Cumar Muumin iyo Taliyaha hoggaanka baarista dembiyada CID Gaashaanle dhexe, Maxamed Cabdi Wahaab (Anwar).

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Safarka ayaa daarranaa iskaashi iyo adkeynta xiriirka walaaltinimo ee ka dheexeeya BoliiskaTurkiga iyo kan Soomaaliya, waxaana Taliyaha iyo waftigiisa kusoo dhoweeyay xarunta taliska dhexe ee Booliska Turkiga dhigiisa Sareeye Guut. Dr. Salmi Altinok.

Qodobbada ugu waaweyn ee la isla gorfeeyay ayaa waxaa ka mid ahaa sidii sare loogu qaadi lahaa loona tayeeyn lahaa xirfadaha Boliiska, kordhinta tirada iyo tayada Ciidanka Boliiska gaarka ah ee Haramcad, kuwaas oo ay taakuleeyso xarunta Ožil Harakat oo qayb ka ah Boliiska gaarka ah ee Dalka Turkiga.

Previous Post

Boliiska Soomaaliyeed oo dhex galay dadkii dhawaan ku dagaalamay gobolka shabelaha dhexe

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Axmed Caalin

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Axmed Caalin

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Axmed Caalin

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In