Monday, June 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimayaasha guud ee Wasaaraddaha oo kullan uga furmay Muqdisho 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Agaasimayaasha guud ee Wasaaraddaha oo kullan uga furmay Muqdisho 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta Magaaladda Muqdisho lagu daahfuray kulanka Agaasimeyaasha Guud oo ay kasoo qeybgaleen dhammaan Agaasimayaasha guud iyo maareyaasha Hay’adaha Dowladda Federaalka, uuna shir-guddoomiyey Xoghayaha Joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Abuukar Zubeer.

Kulankan ayaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya, ku soo bandhigtey habraaca daadejinta Astaynta Awoodaha Dowladda iyo kaalimaha heerarka kala duwan ee wasaaradaha iyo hey’adaha uga aaddan arrintan oo muhiim u ah awood baahinta iyo daadejinta Mas’uuliyadaha.

Related posts

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026

Waxaana gagabagada kulanka laga filayaa in Agaasimayaasha Guud iyo maareeyaasha hey’adaha dawladda in hawshan qaran ay muhiimad iyo mudnaan gaar ah siin doonaan, ayadoo hey’ad walba hawsha inta uga aadan ay wadatashi ugu noqon doonto cid kasta oo shaqo wadaag la ah, khubarada wasaaradda arrimaha guduhuna ay diyaar la yihiin in ay hey’adaha kala duwan ka caawiyaan fududeynta shaqadan.

Previous Post

R/W ku-xigeenka dalka oo ku baaqay in si dag-dag ah loogu gurmado dadka ay daadadku sameeyeen

Next Post

Ciidamada Daraawiishta Booliska oo howlgallo amni xaqiijin ah ka wada deegaanno ka tirsan Sh/Dhexe

Next Post
Ciidamada Daraawiishta Booliska oo howlgallo amni xaqiijin ah ka wada deegaanno ka tirsan Sh/Dhexe

Ciidamada Daraawiishta Booliska oo howlgallo amni xaqiijin ah ka wada deegaanno ka tirsan Sh/Dhexe

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya. HOOS KA AKHRISO

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan dhaawacyada iyo dhimashada ka dhalatay howlgallada lagula dagaallamayo hubka sharci-darrada...

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adaha Amniga Caasimadda waxay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka ku nool Degmada Cabdicasiis iyo xaafadda Marinaayo, ku wargelinayaan in...

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In