Monday, June 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Midowga Afrika oo abaalmarin guddoonsiiyey Wasiirka Deegaanka Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Midowga Afrika oo abaalmarin guddoonsiiyey Wasiirka Deegaanka Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Midowga Afrika ayaa abaalmarinta ASO Award oo la xiriirta ilaalinta arrimaha deegaanka iyo isbeddelka cimilada guddoonsiiyay Wasiirka deegaanka iyo isbadalka cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, munaasabaddaas oo ay kasoo qayb galeen hay’ado caalami ah iyo qaar kamid ah dalalka Afrika iyo kuwa caalamka, munaasabaddan ayaa ka qabsoontay xarunta Midowga Africa ee Addis Ababa.

Abaalmarintan waxaa  Wasiir Khadiija kula tartamay sideed xubnood oo masuuliyiin ka ah qaar kamid ah dalalka Afrika, waxaana si rasmi ah ugu guulaysatay Wasiir Khadija, iyadoo dhamaan hay’adihii iyo madaxdii ka qayb galay ay Wasiir Khadiija ku amaaneen dedaalkii ay muujisay mudadii ay koobnayd ee ay Soomaaliya u qaabilsanayd Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada.

Related posts

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

June 1, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

June 1, 2026

Wasiirka Deegaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiija Makhzoumi ayaa u mahadcelisay dhammaan hay’adihii kulanka kasoo qeyb galay, waxayna si rasmi ah u ballan qaaday in ay sii xoojinayso dadaalkeeda la xiriira ilaalinta deegaanka iyo la socoshada isbedelka cimilada Soomaaliya, Africa iyo adduunka intiisa kale, si looga hortago dhibaatooyinka ka dhasha isbedelka cimilada.

Previous Post

Shirka hirgelinta heshiiska qorshaha Amniga Qaranka oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Next Post

Mas’uuliyiinta Waaxda Kormeerka iyo Qiimeynta ee Wasaaradda Qorsheynta oo la kulmay madaxda Unicef

Next Post
Mas’uuliyiinta Waaxda Kormeerka iyo Qiimeynta ee Wasaaradda Qorsheynta oo la kulmay madaxda Unicef

Mas'uuliyiinta Waaxda Kormeerka iyo Qiimeynta ee Wasaaradda Qorsheynta oo la kulmay madaxda Unicef

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

June 1, 2026
0

Sanduuqa Qaranka ee Maalgelinta Cimilada (National Climate Fund – NCF) oo kaashanaya Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha (MoEWR), isla markaana...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

June 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qayb...

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In