Tuesday, March 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay Shirka maalgashiga Soomaaliya iyo Sucuudi Careebiya

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay Shirka maalgashiga Soomaaliya iyo Sucuudi Careebiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Shirka maalgashiga Soomaaliya iyo Sucuudi Careebiya, ayaa uga warbixiyey fursadaha ballaaran ee maalgashiga Soomaaliya.

Madaxweynaha oo dul istaagay muhiimadda goobta istiraatiijiga ah ee uu dhaco dalkeennu iyo kororka joogtada ee dadka Soomaaliyeed ee horumarka ka sameynaya ganacsiga caalamiga ah ayaa tilmaamay in iskaashiga dhaqaalaha iyo fududeynta ganacsiga Soomaaliya iyo Sucuudiga ay mudnaan gaar ah siinayaam, dowladduna ay diyaarisay sharciyo dhaqan gal ah oo loo marayo hannaanka maalgashiga dalka.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

March 2, 2026

Madaxweynaha ayaa sheegay inaysan jirin xiligaan wax ugu wanaagsan in la maalgashado Soomaaliya,Sababtune waxa ay tahay dowladda Soomaaliya iyo Shacabkeeda oo si wada jir ah u qaadeen tallaabooyin u hiilinaya maalgashina dalkooda.

Soomaaliya ayaa cagta saartay waddadii horumarka ayada oo muddo dadka Soomaaliyeed ay raggaadiyeen Saboolnimo iyo amni xummo, wallow haatan dalka iyo dadka kuba Nabad ku caana maalayaan.

Previous Post

Xukun lagu riday qaar kamid ah laaamaha Maamulka D.Hodan 

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo daah-furay Nidaamka illaalinta bulshada ee Diwaanka Bulshada 

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse oo daah-furay Nidaamka illaalinta bulshada ee Diwaanka Bulshada 

Ra’iisul Wasaare Xamse oo daah-furay Nidaamka illaalinta bulshada ee Diwaanka Bulshada 

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

March 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka telefoonka kula hadlay Dhaxal-sugaha Dowladda aan walaalaha nahay ee Kuwayt...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda Qaranka oo howlgal qorsheysan ku dilay Horjooge ka tirsan Khawaarijta

March 2, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo 125 Booyadood oo Biyo ah Ku Wareejiyay Guddiga Gurmad Abaaraha Degmada Wisil

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo 125 Booyadood oo Biyo ah Ku Wareejiyay Guddiga Gurmad Abaaraha Degmada Wisil

March 2, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Gurmadka Abaaraha Galmudug, ayaa maalintii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In