Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mudanayaasha labada golle ee BJFS oo Ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee 2024-ka 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Mudanayaasha labada golle ee BJFS oo Ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee 2024-ka 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka mudane Cabdullaahi Cumar Abshiroow, guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde),ayaa si wadajir ah u guuddoomiyey Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 4-aad ee Labada Golle ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

kulanka wadajirka ah ee labada Aqal ayaa Ajandihiisu ahaa warbixinta Akhrinta 2-aad iyo Akhrinta 3-aad ee xeerka Qoondada Miisaaniyadda 2024.

Related posts

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Mareykanka 

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Mareykanka 

July 14, 2026
Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

July 14, 2026

Xildhibaanada labada golle ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka,ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay xeerka Qoondada Miisaaniyadda 2024. Waxaa ogolaaday 186 Xildhibaan, waxaa diiday 3 Xildhibaan, wax ka aamusay ma jirin sida uu ku dhawaaqay natiijada codeynta guddoomiye Cabdi Xaashi.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumada Federaalka Somaaliya Mudane Xildhibaan Biixi Iimaan Cige, ayaa Xildhibaanada labada golle kaga mahadceliyay Ansixinta iyo tallooyinkooda wanaagsan oo ay ku biiriyeen Miisaaniyadda 2024.

Previous Post

Maraykanka oo horistaagay xabbad-joojin laga sameeyo Gaza

Next Post

Madaxweynaha JFS oo kulan-doceed la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti 

Next Post
Madaxweynaha JFS oo kulan-doceed la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti 

Madaxweynaha JFS oo kulan-doceed la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti 

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Mareykanka 

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Mareykanka 

July 14, 2026
0

Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta (SFF), ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika (CECAFA), Mudane Cali...

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

July 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Hindiya, Danjire Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowa, ayaa maanta booqasho tacsi ah ku tegay Safaaradda...

Wasiirka Qoyska XFS oo kulammo doceedyo la qaadatay madax ka socotay dalalka OIC

Wasiirka Qoyska XFS oo kulammo doceedyo la qaadatay madax ka socotay dalalka OIC

July 14, 2026
0

Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa kulammo...

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jaamacadda Carabta 

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jaamacadda Carabta 

July 14, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya | 14 Luulyo 2026: La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In