Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo la dardaarmay Xulka Kubadda Cagta ee Caasimadda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Banaadir oo la dardaarmay Xulka Kubadda Cagta ee Caasimadda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa si rasmi ah u xareeyay Macalimiinta iyo Ciyaartooyda Xulka Kubadda Cagta ee matalaya Gobolka Banaadir si ay ugu diyaar garoobaan Tartanka Kubadda Cagta ee Dowlad Goboleedyada iyo G.Banaadir oo dhowaan ka furmaya Magaalada Muqdisho.

Kulan dardaaran iyo kala aragti qaadasho u badneed ayaa waxaa ka qeyb galay Agaasimaha Guud ee Arrimaha Bulshada Iyo Wacyigelinta Gobolka Banaadir Mudane Cabdullahi Aadam Muuse, Guddoomiyaha Kubadda Cagta Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Naadiga Dowladda Hoose ee Xamar iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka G.Banaadir.

Related posts

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Guddoomiye Cabdicasiis ayaa kula dardaarmay Xulka Dhallinyarada Kubadda Cagta Gobolka Banaadir inay sanadkaan difaacdaan Koobka Tartanka Kubadda Cagta ee Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Ugu dambeyn Mas’uuliyiintii Munaasabadaan ka hadashay ayaa dhamaan Ciyaartooyda iyo Macalimiinta kula dardaarmay inay Shacabka reer Muqdisho ay guul ka sugayaan.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo kulan-doceed la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti 

Next Post

Xildhibaannada Labada Golle ee BJFS oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Miisaaniyadda 2024-ka

Next Post
Xildhibaannada Labada Golle ee BJFS oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Miisaaniyadda 2024-ka

Xildhibaannada Labada Golle ee BJFS oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Miisaaniyadda 2024-ka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In