Wednesday, September 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caddaaladda XFS oo soo xiray tababar ku saabsan dhowrista xaquuqda Carruurta “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caddaaladda XFS oo soo xiray tababar ku saabsan dhowrista xaquuqda Carruurta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta soo xiray tababar ku saabsan qiimeynta siyaasadda da’da carruurta.

Tababarkaan oo soconayay muddo labo maalin ah oo ay soo qaban qaabisay waaxda Haweenka iyo Xuquuqda Caruurta ee Wasaaradda Caddaaladda kana soo qeyb galeen dhammaan Hey’adaha kala duwan ee ku shaqada leh ilaalin Caddaaladda Carruurta ee heer federaal oo ujeedkiisa ahaa sidii loo dhaqan galin lahaa leyskana kaashan lahaa dadaalada socda ee ku aadan Arrimaha dhowrista xuquuqda carruurta hey’adaha kaladuwan ee ku shaqada leh xuquuqda caruurta ayaa nasiib u yeeshay in aay helaan tababar heer sare ah  oo waxbadan ugu faaideeyn doonaan ka shaqeynta Siyaasadda da’da caruurta iyo xaqiijinta da’da sharciga ah ee caruurta.

Related posts

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

September 16, 2026

Wasiir Xasan Macalin ayaa aad u bogaadiyay hey’adaha kala duwan ee ka soo qeyb galay tababarka asaga oo ku booriyay wadashaqeyn  si wanaagsan looga shaqeeya Carruurta xuquuqdooda, Daryeelkooda, barbaarintooda iyo ilaalintooda shaqadaas oo ubaahan iskaashi dhab ah hufnaan, daacadnimo iyo howlkarnimo

Wasiirka ayaa si qoto dheer kula dardaarmay howlwadeenada tababarka loo qabtay in dhaqan galinta siyaasadu tahay masuuliyad wadareed oo loo baahan yahay in cidkasta waajib keeda qaadato hirgelinta siyaasadda ee waqtiga badan lasoo galiyay ee la saxiixay taas oo la rabo in si rasmi ah loogu dhaqmo.

Previous Post

Dowladda oo soo dhaweysay ansixinta Qorshaheeda Horumarinta Amniga

Next Post

Soomaaliya oo deyntii lagu lahaa laga cafiyay

Next Post
Soomaaliya oo deyntii lagu lahaa laga cafiyay

Soomaaliya oo deyntii lagu lahaa laga cafiyay

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

September 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

September 16, 2026
0

Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

September 16, 2026
0

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dhiirri gelineyso tacbashada iyo manaafacaadsiga Timirta.   War...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In