Sunday, May 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo la kulmay Madaxa howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo la kulmay Madaxa howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa Xafiiskiisa kulan ku qaatay wafti uu hoggaaminayo Madaxa Howlgalka Midowga Yurub ee Tayeynta Soomaaliya ee EUCAP Somalia Mudane Kauko Aaltomaa.

Kullanka ayaa looga hadlay xoojin xariirka Wasaaradda iyo EUCAPSOM, daradargelinta shaqooyinka hortabintaleh ee ka turjumaya baahiyaha dalka ee dhinaca Kalluumeysiga, In la sameeyo xog wadaag si loola dagaallamo Kalluumeysiga Sharci darrada ah, iyo dajinta siyaado wax ku ool u ah kalluumeysiga.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Golaha Mustaqbalka ku casuumay kulan wadatashi ah

May 2, 2026
Ku-simaha Wasiirka Shaqada XFS oo ka qeybgashay Xuska Maalinta Shaqaalaha

Ku-simaha Wasiirka Shaqada XFS oo ka qeybgashay Xuska Maalinta Shaqaalaha

May 2, 2026

Madaxda Howlgalka Midowga Yurub ee Tayeynta Soomaaliya ee EUCAP Somalia Mudane Kauko Aaltomaa ayaa wasiirka wasaaradda warbixin ka siiyey shaqooyinka muhiimka ah ee ka qeybteen tayeynta farsamooyinka la xiira Kalluumeysiga isaga oo sheegay in diyaar u yihiin ayna soo dhaweynayaan in ay wada shaqeyn toos ah la yeeshan wasaaradda.

Wasiir Wasaaradda Mudane Axmed Xassan Aadan ayaa sheegay in ay Wasaaradda mudnaan gaar ah siineyso horumarinta Kalluumeysiga iyo ka faa’iideysiga Kheyraadka badda si dalkeennu u gaaro horumar iyo isku filnaansho dhaqaale oo waara sidaa darteed ay lagama maarmaan tahay in la joogteeyo mashaariicda horumarineed ee la xiriira dhinacyadaas.

Previous Post

Ciidanka ATMIS oo 16 sano kaddib ka guuraya Madaxtooyada Qaranka

Next Post

Kulan ku saabsan Teknolojiyadda casriga ah oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post
Kulan ku saabsan Teknolojiyadda casriga ah oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan ku saabsan Teknolojiyadda casriga ah oo lagu qabtay Muqdisho

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Golaha Mustaqbalka ku casuumay kulan wadatashi ah

May 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii...

Ku-simaha Wasiirka Shaqada XFS oo ka qeybgashay Xuska Maalinta Shaqaalaha

Ku-simaha Wasiirka Shaqada XFS oo ka qeybgashay Xuska Maalinta Shaqaalaha

May 2, 2026
0

Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali ayaa maanta magaalada...

Munaasabad lagu xusayay 1-da May oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad lagu xusayay 1-da May oo lagu qabtay Muqdisho

May 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare...

Dowladda Soomaaliya oo ammar ku bixisay in laga guuro dhulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Dowladda Soomaaliya oo ammar ku bixisay in laga guuro dhulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

May 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa si faahfaahsan u sheegay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In