Thursday, May 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay garab istaaga Dadka qaba baahiyada gaarka ah oo lagu qabtay Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay garab istaaga Dadka qaba baahiyada gaarka ah oo lagu qabtay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ahaa mid  looga hadlayay xoojinta dhiirigalinta  iyo garab istaaga dadka qaba baahiyada gaarka ah ayna soo agaasimeen ururka East African Disability ayaa lagu qabtay magaalada Gaalkacyo

Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen masuuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Puntland Qaar ka mid ah ururada naafada Puntland iyo Galmudug laguna daah furayay xarunta ururka uu ku yeelanayo Gaalkacyo ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Guddoomiyaha  Hay’adda   East African Disability Axmed Cumar Maxamed Diini iyo Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Cabdishakuur Xuseen waxaana ay sheegeen in Dalka Mareykanka ay uga yimaadeen sidii ay bulshada ugu boorin lahaayeen in xil gaara la iska saaro dadka qaba baahiyaha gaarka ah ee ku nool Gobalka Mudug, maadaama ay leeyihiin Xuquuqaad la mid ah kuwa aan qabin baahiyaha gaarka ah iyaguna  ay ka fureen Galkacyo Xafiiska Hay’adda oo ah hay’ad  ka shaqeeyn doonta Dhiiri galinta Dadka qaba baahiyaha Gaarkaa.

Related posts

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

May 7, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Gaalkacyo Injineer Maxamed Cabdi Cilmi oo ku hadlayay magaca labada maamul ayaa u mahadceliyay masuuliyiintii ka socatay Hay’adda East African DisApilty, isagoo sheegay in ay maamulada Degmada Gaalkacyo ay si wadajir ah ubixinayaan dhul looga dhiso dadka baahiyaha gaarka ah qaba xarun wax lagu baro laguna dhiiri galiyo

Kulanka oo intii uu socday ay ka hadleen Xubno ka socday ururada Naafada Gobalka Mudug ee Puntland iyo Galmudug, Madaxda ururada Nabadda ee Haweenka iyo dhallinyarada labada maamul ee gobalka, waxgarad kuwaas oo dhamaantood ka hadlay baahida ay qabaan Naafada ku  nool Gobalka iyo waajibaadka ka saaran bulshada ayaa waxaa gunaanadkii soo xiray Xildhibaan Maxamed Xuseen Tahliil iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Caddaalada iyo Garsoorka Galmudug Maxamuud Guure Guuleed waxaana ay sheegeen in ka maamul ahaan ay garab istaagayaan Ururka East African Disability

Previous Post

Kulan loogu ducaynayey Marxuumad Khadiija Maxamed oo lagu qabtay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Koobka Dowlad-goboleedyada dalka “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Koobka Dowlad-goboleedyada dalka “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Koobka Dowlad-goboleedyada dalka "SAWIRRO"

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

May 7, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐞𝐲 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢𝐲a𝐲 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐭𝐢𝐢𝐧𝐢

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐞𝐲 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢𝐲a𝐲 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐭𝐢𝐢𝐧𝐢

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa xarigga ka jaray qeybo si heersare...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In