Wednesday, September 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaannada Labada Gole ee BJFS oo meel mariyay  xisaab xirka Miisaaniyad sanadeedka 2022-kii

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Xildhibaannada Labada Gole ee BJFS oo meel mariyay  xisaab xirka Miisaaniyad sanadeedka 2022-kii
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Ku-Xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa shir guddoomisay Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 9-aad Labada Gole ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaana ku wehelinayay guddoomiye ku-xigeennada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Ajandaha kulanka ayaa ahaa warbixinta akhrinta 3-aad ee xisaab xirka Miisaaniyad sanadeedka 2022-kii.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐟𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟔

September 1, 2026

Xoghayaha Guddiga Maaliyadda iyo Miisaaniyadda Labada Aqal ee BJFS Mudane Cabdulqaadir Xusen Cabdi (Uurdoox) ayaa Xildhibaannada labada gole warbixin guud ka siiyay  akhrinta 3-aad ee xisaab-xirka Miisaaniyad sanadeedka 2022-kii, isagoona mid mid u dul istaagay qoondooyinki ku baxay wasaaradaha iyo hay’adaha kala duwan ee Dowladda Federaalka iyo Dawladaha Xubnaha ka ah waxa uuna sheegay in Guddigu uu ku soo biiriyay talooyinkii xildhibaanada ay soo jeediyeen Akhirinta 2aad xisaab xirka miisaaniyad sanadeedka 2022 Sidoo kale Xoghayaha waxa uu  sheegay in Guddigu wasaaradda uu farayo in Xisaab xirka ay usoo gudbiso Goloyaasha ugu dambeyn 30ka Juun.

Sidoo kale waxa uu sheegay in Wasaaradda Golayaasha usoo gudbiso lifaaqyada Xisaab Xiradda deeqaha ay siiso Dowlad Goboleeyada iyo Gobolka Benaadir ee ka baxa khasnada Dhexe ee dowlada iyo  lifaaqyada Xisaab Xiradda mashaariicda marta Khasnada Dhexe ee dowlada taasoo aada Dowlad Goboleeyada iyo Gobolka Benaadir.

Intaasi kadib Guddoomiye Sacdiya ayaa cod galisay xisaab xirka Miisaaniyad sanadeedka 2022-kii.Waxaana Haa ugu codeeyay 177 Xildhibaan waxaana Diiday 1 Xildhibaan waxaana ka aamusay 1 Xildhibaan.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa Xildhibaanada ugamahadceliyay ansixinta xisaab xirka Miisaaniyad sanadeedka 2022-kii

IntaasKadib Guddoomiye Ku-Xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa soo xirtay kulanka maanta.













Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Qatar

Next Post

PRESS RELEASE: INTERNATIONAL COMMUNITY STANDS WITH SOMALIA, CONDEMNS ETHIOPIA’S MEDDLING

Next Post
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

PRESS RELEASE: INTERNATIONAL COMMUNITY STANDS WITH SOMALIA, CONDEMNS ETHIOPIA’S MEDDLING

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐟𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟔

September 1, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qabsoomidda Shirweynaha Madasha Qaran ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa & wafdiga la socday oo kulamo la qaatay hay’ado iyo shirkado dowladeed oo Qatar leedahay

Ra’iisul Wasaare Xamsa & wafdiga la socday oo kulamo la qaatay hay’ado iyo shirkado dowladeed oo Qatar leedahay

September 1, 2026
0

Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...

MADAXWEYNAHA JFS OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA DALALKA DHEX-DHEXAADKA AH

MADAXWEYNAHA JFS OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA DALALKA DHEX-DHEXAADKA AH

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In