Wednesday, July 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Haweenka Aqalka Sare oo booqday Xafiisyada arrimaha haweenka ee dalka Ruwanda

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Guddiga Haweenka Aqalka Sare oo booqday Xafiisyada arrimaha haweenka ee dalka Ruwanda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Haweenka Aqalka Sare oo howlo shaqo ku joogaan dalka Ruwanda, ayaa Booqday xafiisyada  kala duwan ee Golaha Sare ee Ruwanda, ayaga oo sidoo kale Warbixino ka dhaggeestay madaxda Xarumaha la socodka arrimaha Haweenka, Xarunta lagu daryeelo laguna raadiyo Xuquuqda dadka xadgudubyada loo geysto gaar ahaan Haweenka.

Inta ay ku guda jireen booqashooyinkooda xubnaha guddiga Haweenka Aqalka Sare, waxa ay warbixinno ka dhagaystaeen mas’uuliyiinta ay kula kulmeen goobaha ay booqdeen.
Waxa ayna ku ammaaneen Madaxda Xarumaha ay tageen sida ay ugu war qabaan dhibbatooyinka, loo geesto haweenka Ruwanda,Iyo inay isku howleen inay ka shaqeeyaan horumarinta haweenka.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026

Kulanka madaxda ayaa ahaa aqoon Isweedaarsi ku saabsan shaqa ay u hayaa haweenka.Gudiga haweenka Aqalka Sare ee BJFS, ayaa inta ay jogaan dalka Ruwanda kulamo badan la qaadan doono mas’uuliyiinta dalkaas.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo dalka Isu-tagga Imaaraatka kaga qeyb galay shir ku saabsan Amniga Soomaaliya

Next Post

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madax ka socotay IGAD 

Next Post
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madax ka socotay IGAD 

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madax ka socotay IGAD 

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In