Tuesday, September 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku-xigeenka 1aad ee Jubbaland oo magacaabay Guddiga Taakuleynta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku-xigeenka 1aad ee Jubbaland oo magacaabay Guddiga Taakuleynta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku-xigeenka 1aad ee Jubbaland oo magacaabay Guddiga Taakuleynta iyo dhismaha Kaabayaasha

UJEEDO: magacaabista Guddiga Taakuleynta iyo Dhismaha Kaabayaasha.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026
Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

September 7, 2026

Tix-raac: XMK-1/DGJS/744/2024

Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan.

Markuu arkay: Baahida loo qabo in wax laga qabto Bur-burkii ku yimid Kaabayaasha sida, Buundooyinka iyo Wadooyinka guud ahaan Jubaland oo ay sababeen fatahaadaha iyo daadadka.

Markii uu garwaaqsada: Inay muhiim tahay isku tashi in la sameeyo, (Iskaa Wax uqabso) sidaa awgeed iyadoo la fulinayo go’aankii golaha Wasiiradda oo ku taariikhaysan February 1, 2024, ayaa waxaa loo xilsaaray dhismaha kaabayaasha kala duwan ee ku burburay fatahaadaha iyo daadadka guddi uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee Dowladda Jubaland Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo kala ah.

1. Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Jubbaland.

2. Wasaaradda Howlaha Guud, Dib – u-dhiska iyo Guriyenta Dowlad Goboleedka Jubbaland.

3. Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlad Goboleedka Jubbaland.

4. Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlad Goboleedka Jubbaland.

5. Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jubbaland

6. Wasaarada Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland.

7. Wasaarada Gadiidka iyo Duulista Hawada Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Magacaabistan waxay dhaqan galaysaa marka uu sixiixo Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan, wuuna sixiixay.

 

Previous Post

Guddoomiye Sacdiyo oo shir guddoomisay kulanka Guddiga Joogtada ah ‘SAWIRRO”

Next Post

Akhriso Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda

Next Post
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Akhriso Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

September 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

September 7, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...

Wasiirka Warfaafinta: Dowladda waxay xoojinaysaa dib-u-habaynta Warbaahinta Dowladda iyo ka hortagga dacaayadaha argagixisada

Wasiirka Warfaafinta: Dowladda waxay xoojinaysaa dib-u-habaynta Warbaahinta Dowladda iyo ka hortagga dacaayadaha argagixisada

September 7, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In