Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka dib u eegista iyo Qorsheynta ee Wasaaradda Caafimaadka oo ka furmay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Shirka dib u eegista iyo Qorsheynta ee Wasaaradda Caafimaadka oo ka furmay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Qoyska ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Mustaf Cawil Jaamac ayaa daah furtay kulanka oo socon doona labo maalin kaasoo u dhaxayn doono Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Caafimaadka ee dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaaal iyo Maamul ka Gobolka Banadir.

Shirka ayaa ujeedkiisu ahaa, in marka haro la qiimeeyo wixii qabsoomay sanadkii tagay, caqabadaha jira iyo wax yaabihii laga bartay sanadkii hore si loogu dhiso sanadka cusub ee 2024 iyo Sameynta qorshe dhameesitran ee heer Maamul Goboleed ah taasoo dhameestir u noqon doonto waxyaabaha Qaranka hortabinta u leh gaar ahaan sanadkaan, sida Kor u qaadista tallaalka Carruurta Soomaaliyeed oo ay qeyb ka tahay Cudurada loogu hortago Tallaalka sida Dabeysha iyo Jeedacadda, Kor u qaadista Keyda tallaalka, isku xirka kooxaha farsamo ee heer Federaal, iyo maamul gobolleed iyo sidoo kale Hey’addaha ka shaqeeyo tallaalka, iyo Diyaarinta Labadda Tallaal ee cusub ee sanadka inta uu uusan dhamaan la daah furi doono oo kala ah (PCV iyo Rota).

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Previous Post

Ciidanka Nabad Sugidda oo gacanta ku dhigay eedeysanihii dilka Marxuumad Luul Cabdicasiiis

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xulka Galmudug guddoonsiiyey Koobka Dowlad Goboleedyada

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xulka Galmudug guddoonsiiyey Koobka Dowlad Goboleedyada

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xulka Galmudug guddoonsiiyey Koobka Dowlad Goboleedyada

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In