Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay waxyaabaha ka qabsoomay mashruuca Nagaad oo lagu qabtay Kenya 

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay waxyaabaha ka qabsoomay mashruuca Nagaad oo lagu qabtay Kenya 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mashruuca Nagaad oo ah mashruuc balaaran isla markaana hadafka laga leeyahay uu yahay horumarinta magaalooyinka iyo xoojinta awoodda dowladaha Hoose ee bixinta adeegyada iyo dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha dalka, Isla-markaana laga fuliyo magaalooyinka Muqdisho, Garoowe, Kismaayo, Baydhabo, Dhuusamareeb iyo Beladweyne ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye Yabooh, oo ay qeyb ka abaayeen Maayarada magaalooyinka, Dhuusamareeb, Garoowe, Kismaayo iyo Baydhabo ayaa madasha ka qeybgalay.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

April 8, 2026
Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

April 8, 2026

Maayarada Kismaayo iyo Dhuusamareeb ayaa sheegay in mashruuca Nagaad uu wax badan ka hirgalay haatana ay socdaan howlaha la xiriira dib u dhiska waddooyinka iyo kaabayaasha dhaqaalaha.

Aamino Caraale oo ka tirsan mashruuca Nagaad ee Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xustay in shirka uu guul ku soo dhamaaday, ujeedkuna uu yahay Qiimeynta waxyaabaha ka qabsoomay afartii sano ee la soo dhaafay Iyo qorshaha fulinta howlaha mashruuca saddexda sano ee soo socota.

Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye Yab ayaa tilmaamay in Maamulka uu wax badan ka faaiidi doono mashruucan, haatana lagu guulaystay in dib loo furi meelo biyo mareenada ahaa oo burburkii dalka ku xirmay.

Guddoomiye Yabooh “Burburkii dalka kadib waxaa xirmay meelihii biya mareenada Caasimadda balse waxaa lagu guulaystay in waro badan la hirgeliyay oo ay biyaha maraan kuwaas oo loo sameeyey xeendaab dadka iyo xoolaha looga celiyo”.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo bogaadiyay heshiiska tayeynta Ciidamada ee ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Mareykanka

Next Post

Duulimaadyada Diyaaradda Kenya Airways ee Muqdisho iyo Nairobi oo dib loo bilaabay “SAWIRRO”

Next Post
Duulimaadyada Diyaaradda Kenya Airways ee Muqdisho iyo Nairobi oo dib loo bilaabay “SAWIRRO”

Duulimaadyada Diyaaradda Kenya Airways ee Muqdisho iyo Nairobi oo dib loo bilaabay "SAWIRRO"

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

April 8, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil  - Fartaag, ayaa xafiiskiisa kulan muhiim ah kula yeeshay...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

April 8, 2026
0

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

April 8, 2026
0

Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo...

Wasaaradda Shaqada XFS oo qabatay kulan ku saabsan isku-dubaridka Mashruuca BAXNAANO

Wasaaradda Shaqada XFS oo qabatay kulan ku saabsan isku-dubaridka Mashruuca BAXNAANO

April 8, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 8 Abriil 2026 Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan muhiim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In