Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Lataliyaha Madaxweynaha JFS ee dhanka xiriirka dowlad goboleedyada oo ku baaqay in la joojiyo shaqaaqooyinkii ka dhacay Beladweyne

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Lataliyaha Madaxweynaha JFS ee dhanka xiriirka dowlad goboleedyada oo ku baaqay in la joojiyo shaqaaqooyinkii ka dhacay Beladweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxamed Xasan Qoone oo ah lataliyaha Madaxweynaha JFS ee dhanka xiriirka dowlad goboleedyada dalka ayaa ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo joojiyo colaadda ka soo cusboonaatay magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, isagoo dalbaday in wax waliba lagu xaliyo miiska wada hadalka.

Maxamed Xasan oo la hadlayay Warbaahinta Qaranka ayaa ugu baaqay madaxda sare ee dowlad goboleedka Hirshabeelle inay door muhiim ah ka qaataan xalinta khilaafka soo noq noqday ee ragaadiyay horumarka Gobalka, waxaana uu xusayt inay lagama maarmaantahay in waxkasta lagu dhameeyo miiska wada hadalka si looga baaqsado waxkasta oo gacan ka hadal sababi kara.

Related posts

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026

“Madaxda Hirshabeelle waxaa looga fadhiyaa inay xaliyaan tabashooyinka bulshada reer Hiiraan, waxaan kaloo leeyahay nabad ayaa naas la nuuge ah ee ha laga wada shaqeeyo Nabadda”. Ayuu yiri Maxamed Xasan Qoone.

Lataliyaha Madaxweynaha JFS ee dhanka xiriirka dowlad goboleedyada dalka ayaa sidoo kal,e odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ka dalbaday inay arrintan shir deg deg ah ka yeeshaan oo ay ka shaqeeyaan nabadgeltyada.

Previous Post

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga oo kulan la qaadatay Wakiilo ka socday Qaramada Midoobay

Next Post

Tartamayaasha Degmada Dhoobleey oo u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post
Tartamayaasha Degmada Dhoobleey oo u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhoobleey oo u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In