Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Galmudug ayaa soo saartay War Qoraal ah oo ay Bulshada uga wacyi galineyso Khataraha ka dhalan kara Roobabka Gu’ga ee la filayo ineey ka Da’aan Dalka uguna baaqday Bulshadu iney ka fogaadaan Waadiyada Buuraleeyda iyo Togaga Biyo Mareenada iyo meel walba oo la is oran karo way kusoo fatahi karaan daadadka
Mashruuc indho-fiiqis ah oo ka bilaabatay Isbitaalka Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta kormeeray isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee...