Wednesday, April 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayay Nabadeynta Beelaha Gobalka Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay Nabadeynta Beelaha Gobalka Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaan oo looga hadlayay Nabadda Beelo wada daga Galbeedka Gobolka Mudug ayaa maanta waxaa Gaalkacyo ka daahfuray Wasiirada Arrimaha dibadda iyo Gaadiidka iyo duulista Hawada JFS Axmed Macalin Fiqi iyo Fardowso Cismaan Cigaal

Shirka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, Galmudug iyo Puntland

Related posts

MARWADA MADAXWEYNAHA JFS OO DEEGAANKA JAZIIRA  QADO UGU SAMEEYSAY  CARRUUR AGOON AH OO AY GACANTA KU HAYSO

MARWADA MADAXWEYNAHA JFS OO DEEGAANKA JAZIIRA QADO UGU SAMEEYSAY CARRUUR AGOON AH OO AY GACANTA KU HAYSO

April 28, 2026
Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

April 28, 2026

Masuuliyiinta ayaa wadajir u qiray inay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo Nabadda iyo wadajirka Bulshada Gobolka degan

Wasiirada Arrimaha dibadda iyo Duuoista Hawada JFS Axmed Macalin Fiqi iyo Fardowso Cismaan Cigaal oo shirka furay ayaa wadajir u sheegay, in bulshada looga fadhiyo inay si wada jir ah uga wada shaqeeyaan Nabadda Gobalka iyo is-dhexgalka bulshada.

Shirka ayaa Daahfurkiisa waxaa laga soo saaray qodobo muhiima oo dhamaan taabanaya muhiimadda ay leedahay wadajirka Beelaha Dega Galbeedka Gobolka Mudug,.

Previous Post

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo sheegay in la xoojinayo howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo billadda sharaf ku maamuusay orod-yahan Cabdullaahi Jaamac oo ku guuleystay billadda qalinka ah ee ciyaaraha Orodada Afrika

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo billadda sharaf ku maamuusay orod-yahan Cabdullaahi Jaamac oo ku guuleystay billadda qalinka ah ee ciyaaraha Orodada Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo billadda sharaf ku maamuusay orod-yahan Cabdullaahi Jaamac oo ku guuleystay billadda qalinka ah ee ciyaaraha Orodada Afrika

MARWADA MADAXWEYNAHA JFS OO DEEGAANKA JAZIIRA  QADO UGU SAMEEYSAY  CARRUUR AGOON AH OO AY GACANTA KU HAYSO

MARWADA MADAXWEYNAHA JFS OO DEEGAANKA JAZIIRA QADO UGU SAMEEYSAY CARRUUR AGOON AH OO AY GACANTA KU HAYSO

April 28, 2026
0

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu...

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

April 28, 2026
0

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

April 28, 2026
0

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

April 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In