Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cabdisalaan Hadliye “Maanta kaddib Soomaalidu Qaxooti kuma ahan Xeryaha Dhadhaab”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Cabdisalaan Hadliye “Maanta kaddib Soomaalidu Qaxooti kuma ahan Xeryaha Dhadhaab”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan urur gobolleedka Iskaashiva dhaqaalaha Bariga Afrika Cabdisalaan Cumar Hadliye oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in maanta ka dib, Soomaalida Qaxooti ku ahayn xeryahah Dhadhaab ee dalka Kenya, islamarkaana ay degi karaan midkii ay doonaan 8-da waddan ee ku bahoobay (EAC).

Hadliye, ayaa sheegay in isku darka isbaheysigan uu u fasaxayo inย  qof walba meeshii uu rabo u guuri karo, degi karo kana shaqeysan karo.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

โ€Dhadhaab waxaa la yiraahdaa waxaa joogo 500-kun oo qof Qaxooti Soomaali ah, Qaxooti ma ahan mar dambe, maanta Qaxooti ma ahan khalaas, haddaad Soomaali tahay Kenya waa degi kartaa, maantadan qaxooti ma ahan, laga yaabee in loo baahan yahay sharci iyo wax in laga shaqeeyo, laakiin sharci ahaan Qaxooti ma ahan, waxaa ka saaray isku darka isbaheysigu wuxuu fasaxayaa qof walba 8-da waddan meeshuu rabo inuu u guuri karo, ka shaqeysan karo oo uu degi karoโ€™,โ€ ayuu yiri Ergayga Soomaaliya u qaabilsan Urur Gobolleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ee (EAC).

Sidoo kale, Ergayga ayaa sheegay in fursaddan ay ku timid dadaal uu sameeyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, taas oo meesha ka saareysa in hadda ka dib, Soomaalida qaxooti ahaan loola dhaqmo.

โ€ Qaxooti bey ahaayeen, Qaxooti markaad tahayna waad xakameysan tahay, hadda markaan tagno Yurub meelbaa la ina dejiyaa inta aad sharci ka heleyso waa inaa halkaa joogto oo lagaa war hayaa, tana waa ka sii darneydba, marka waa faaโ€™idso soo korodhay,โ€.

Dalalka xubnaha ka ah urur gobolleedka Iskaashiga dhaqaalaha Bariga Afrika ee (EAC), ayaa kala ah: Kenya, Uganda, Rwanda, Burundi, South Sudan, Tanzania, iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo. Ganacsatada Soomaalida ah ayaa hanti muuqata ku leh dalalkaas marka laga reebo Burundi.

Previous Post

DFS oo soo dhaweysay tiradii ugu badneyd ee Khawaarijta iska soo dhiibtay

Next Post

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Tanzania oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka Labada dal

Next Post
Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Tanzania oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka Labada dal

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Tanzania oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka Labada dal

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In