Monday, June 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dagaal lagu Jabiyey Ciidamada Israa’iil oo ka dhacay Magaalada Qaza

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
2 years ago
in Wararka
0
Dagaal lagu Jabiyey Ciidamada Israa’iil oo ka dhacay Magaalada Qaza
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dagaal lagu Jabiyey Ciidamada Israa’iil oo ka dhacay Magaalada Qaz Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ururka Xamaas iyo Ciidanka Israaiil ayaa ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaza waxaana ka dhashay dhimasho, dhaawac iyo burbur soo gaaray qaar kamid ah gaadiidkii ay wateen ciidamada Yuhuudda.

Afhayeeenka ciidanka Xamaas oo ka hadlay dagaalka dhacay ayaa sheegay inay hayaan muuqaallo caddaynaya khasaaraha gaaray ciidanka Yahuuda ee Qaza weerarka gardarada ah ku haya.

Related posts

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026

Afhayeenka u hadlay ciidanka Xamaas ayaa yiri” waxay ciidankeenu dhexda u galeen ciidamo saf dheer ku socday oo katirsan maamulka Yahuuda, taas oo keentay in uu dhaco dagaal qaraar oo sababay inay go’doomaan qaar ka mid ah ciidankii aan wadada u galnay iyo gadiidkii Gaashaanaa ee hareeraha ka socday”.

Dagaalka kadib Warbaahinta ayaa soo warinaysa in Ciidamada Israaiil ay duqayn xooggan ka gaystay goobaha dagaalka culus uu ka dhacay, Iyadoo la arkayay taangiyadooda oo isaga baxaya qaybo kamid ah Xaafadaha dhaca Waqooyiga Magaalada Qaza.

Previous Post

Safiirka Turkiga ee JFS oo ka qeyb-galay xuska aas-aas-ka Midowga Afrika

Next Post

Booliska Hirshabeelle oo la siiyay tababar ku saabsan baarista faraha

Next Post
Booliska Hirshabeelle oo la siiyay tababar ku saabsan baarista faraha

Booliska Hirshabeelle oo la siiyay tababar ku saabsan baarista faraha

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In