Friday, May 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay horumarka oo lagu qabtay magaalada Galkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay horumarka oo lagu qabtay magaalada Galkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan ay soo qaban qaabiyeen guddiga Sanduuqa Horumarin Degmada Gaalkacyo oo diiradda lagu saaray ka qeyb qaadashada Bulshada ee dhismaha Seddex waddo oo laami ah oo dhawaan laga hirgelin doono Degmada Gaalkacyo kuwaas oo qeyb ka ah Mashruuca Talowadaag.ayaa lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo

Seddexda Waddo ee Dhismahooda lagu wado in laga hirgelin doono ayaa kala ah Dhameystirka Waddada Astaan Golol ee Bile Rafle , Dhismaha Waddada Cabdullaahi Ciiise iyo Dhameystirka Waddada Astaan Hobyo , waxaana bulshada loogu baaqay in ay kaalintooda ka qaataan qaaraanka doorka bulshada ee dhismaha Wadooyinka kuna shubaan Santuuqa Horumarinta Degmada Gaalkacyo.

Related posts

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

May 8, 2026
Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa kulanka ka sheegay in la banayn doono wixii dhisme sharci darro ah ee ku hor gudban Waddooyinka laamiga la saarayo sida hangarada , wuxuuna bulshada ugu baaqay in ay doorkooda ka qaataan dhismaha Waddooyinkaan gaar ahaan Mulkiilayaasha guryaha birimada ah ee waddada saaran iyo kuwa suguntada ah ee ku xiga si loo helo jidad qurxoon oo bilicda iyo isku socodka Magaalada qeyb weyn ka qaata.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Madaxweynaha Ciraaq

Next Post

Taliye Dayax “Ciddi keenta Madaxa mid ka mid ah Khawaarijta waxaa la siinaa abaalmarin lacageed”

Next Post
Taliye Dayax “Ciddi keenta Madaxa mid ka mid ah Khawaarijta waxaa la siinaa abaalmarin lacageed”

Taliye Dayax "Ciddi keenta Madaxa mid ka mid ah Khawaarijta waxaa la siinaa abaalmarin lacageed"

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

May 8, 2026
0

Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

May 7, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In