Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno ka tirsanaa khawaarijta oo lagu laayay Jubada hoose 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Xubno ka tirsanaa khawaarijta oo lagu laayay Jubada hoose 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab, ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Kaam-Jaroon ee gobolka Jubbada hoose waxa ay ku dileen maleeshiyaad badan iyo horjoogayaal ka tirsanaa Khawaarijta, sida ay Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen saraakiisha hoggaamineysa howlgalka.

Howlgalkaan jabka xooggan lagu gaarsiiyay Khawaarijta,ayaa sidoo kale waxaa looga soo furtay hub iyo saanad ciidan, iyadoo lagu burburiyey goobihii ay ku dhuumaaleysan jireen Khawaarijta.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Goobta cadowga lagu laa’ayay ayeeyna ciidanka kasoo furteen,Agabyo badan,Waxaana halkaas loogu tagay,Cafaayado,Dharka dumarka xirtaan,Oo ay isku qarin jireen xiliyada duqeymaha socdaan.

Khawaarijta ayaa intabadan lagala wareegay dalka inta ay xoogga ku heesteen,waxaana xur ah maanta degaano badan oo ay muddo 15sano ah heesteen.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo booqday Masaajidka Sheekh Cabdulqaadir Jeylaani ee Baqdaad

Next Post

Wasiirka Ciyaaraha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Toronto 

Next Post
Wasiirka Ciyaaraha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Toronto 

Wasiirka Ciyaaraha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Toronto 

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In