Saturday, August 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo kullan la qaatay Odayaasha Dagmada Luuq 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo kullan la qaatay Odayaasha Dagmada Luuq 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxwayne kuxigeenka Dowlad goboleedka Jubbaland iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa kullamo hordhac ah oo ah Nabadaynta Beelihii dirirta dhexmartay, waxa ay la qaateen Odayaasha dhaqanka Degmada Luuq .

Madaxwayne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo Mas’uuliyiinta kala duwan ee gaaray Luuq, waxaa Ka mid ahaa Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka Iyo Isbadalka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Ahmed Cumar Mohamed,Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cismaan Libaax.

Related posts

Wasiirka Beeraha XFS oo qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda RI

Wasiirka Beeraha XFS oo qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda RI

August 8, 2026
Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

August 8, 2026

Xildhibaanno ka kala tirsa Gollaha Shacabka iyo Golaha wakiilada Dowlad goboleedka jubbaland, ayaa kulanka looga hadlayay sidii nabad waarta lookala dhex-dhigi lahaa beelo walala ah oo dirirta dhexmartay waxa ay layeesheen odayaasha iyo waxgaradka qaybihiisa kala duwan ee ku nool Degmada Luuq

Kullankaan oo hordhac u ah sidii loogu soocelin Lahaa nabad kuwada noolaanshiyaha bulshada kunool degmada luuq, ayaa waxa la isla Afgartay in laga wada shaqeeyo Nabada islamarkaana laga sii anba qaado sidii loo heshiisiin lahaa beelaha walaalaha ah ee dirirta dhexmartay.

Previous Post

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka sammeeyay Shabeellada hoose

Next Post

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo Gaaray magaalada Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo Gaaray magaalada Baydhabo “SAWIRRO”

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo Gaaray magaalada Baydhabo "SAWIRRO"

Wasiirka Beeraha XFS oo qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda RI

Wasiirka Beeraha XFS oo qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda RI

August 8, 2026
0

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday hey'adda Refugees International (RI), oo...

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kulan ku yeeshay xafiiskiisa ku yaalla Xarunta Guddoonka...

Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Magaalada Kigali ee dalka Rwanda ayaa lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026, iyadoo Soomaaliya ay si muuqata...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo tababar dalka Turkiga ugu soo xidhay Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo tababar dalka Turkiga ugu soo xidhay Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Khaalid) iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Jamhuuriyadda Turkiga,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In