Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo furay aqoon isweydaarsi ku saabsan Dhab u heshiisiinta Qaran

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo furay aqoon isweydaarsi ku saabsan Dhab u heshiisiinta Qaran
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon isweydaarsigan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS, kuna saabsan Qorshaha hirgelinta Hannaanka Dhab u heshiinta Qaran ayaa waxaa ka qeybgalay Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabril Ibraahim Cabdulle, Agaasimaha guud ee Wasaardda Arrimaha Gudaha Caydaruus Macallin Xasan, mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka ah, ddowlad Goboleedyada iyo wakiilo ka socday Beesha caalamka, kaasi oo lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Shirkan oo socon doono muddo lix cisho ah ayaa waxaa lagu gorfeyn doonaa qorshaha hanaanka hirgelinta Dhab u heshiisiinta Qaranka kaasi oo muhiim u ah arrimaha dib u heshisiinta waddanka.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mustaf Sheekh Cabdullaahi oo ku hadlayay magaca dowlad Gobolleedyada ayaa sheegay inay qeyb ka yihiin qorshahan, ayna gacan ka geysan doonaan hirgelintisa.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Caydaruus Macalin Xasan oo ka hadlay madasha ayaa xusay inay soo saarayaan istaraatiijiyad Qaran maalmaha uu u socda kulanka, isagoo tilmaamay inay uga mahadcelinayaan cidkasta oo arintan gacan ka geysatay.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle oo furay aqoon isweydaarsigan ayaa tilmaamay in hirgelinta hanaanka Dhab u heshiisiinta Qaranka uu wax badan ka tari doona dadaalada dib u heshiisiineed ee ay dowladdu waddo, isagoo sheegay in Soomaaliya xilligan ay ku talaabsatay horunar dhinacyo badan leh.











Previous Post

Wasiirka Caddaaladda Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale oo u Ambabaxay Magaalada Marka

Next Post

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo kulan la qaatay bulshada Gobalka Shabeellaha Hoose

Next Post
Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo kulan la qaatay bulshada Gobalka Shabeellaha Hoose

Mas'uuliyiin ka tirsan DFS oo kulan la qaatay bulshada Gobalka Shabeellaha Hoose

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In