Sunday, August 24, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjooge ka tirsan Khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka Xoogga dalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
August 19, 2024
in Wararka
0
Horjooge ka tirsan Khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka Xoogga dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ismaaciil Jimcaale Fiidow oo katirsan khawaarijta ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka Xoogga Dalka ee ka howlgala degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.

 

Related posts

Madaxweynaha JFS oo Bilad Sharaf ku abaal mariyey Wasaaradda Warfaafinta

Madaxweynaha JFS oo Bilad Sharaf ku abaal mariyey Wasaaradda Warfaafinta

August 23, 2025
Madaxweynaha JFS oo soo xiray Barnaamijka Islaxisaabtanka Xukuumadda Dan-Qaran

Madaxweynaha JFS oo soo xiray Barnaamijka Islaxisaabtanka Xukuumadda Dan-Qaran

August 23, 2025

Horjooge Ismaaciil oo Khawaarijta ka tirsanaa muddo fog ayaa sheegay inuu adkeysan waayay ku jirka hoodka keymaha ah, halkaas oo uu sheegay inay ku yihiin kuwa go’doon ku jira.

 

“Waxaan halkaas kula kulmay ma ahan wax laga sheekeen karo ma ahan, rafaad, oon iyo cabsida Xoggan Ciidanka Xogga ayaa ahaa kuwa aan halkaas uga jiri waayay, keentayna isa-soo dhiibkeyga, waxaana ugu baaqayaa kuwa wali aanan quusan inay meesha ka soo baxaan” ayuu yiri Horjooge Ismaaciil.

 

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sare u qaaday howlgallada ay ku qaadayaan keymaha Khawaarijta ku dhuumaaleysaneyso, taasoo keentay inay isa-soodhiibaan xubna badan oo isugu jira Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katitsanaa khawaarijta.

Previous Post

Ciidanka xoogga Dalka oo khawaarijta kala wareegay degaanno hoostaga degmada Luuq ee Gobolka Gado

Next Post

Wasiiru dowlaha Ganacsiga XFS oo ka qeyb-galaya shirweynaha Ganacsiga Afrika

Next Post
Wasiiru dowlaha Ganacsiga XFS oo ka qeyb-galaya shirweynaha Ganacsiga Afrika

Wasiiru dowlaha Ganacsiga XFS oo ka qeyb-galaya shirweynaha Ganacsiga Afrika

Madaxweynaha JFS oo Bilad Sharaf ku abaal mariyey Wasaaradda Warfaafinta

Madaxweynaha JFS oo Bilad Sharaf ku abaal mariyey Wasaaradda Warfaafinta

August 23, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Bilad sharaf hawlkarnimo ah ku abaal mariyey Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...

Madaxweynaha JFS oo soo xiray Barnaamijka Islaxisaabtanka Xukuumadda Dan-Qaran

Madaxweynaha JFS oo soo xiray Barnaamijka Islaxisaabtanka Xukuumadda Dan-Qaran

August 23, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta soo xiray Barnaamijka Isla-Xisaabtanka Xukuumadda Dan Qaran ee uu hoggaaminayo...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo soo xiray shir heer Qaran ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo soo xiray shir heer Qaran ah

August 23, 2025
0

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirkii heerka Qaran oo looga tashanayay sidii loo yagleeli lahaa istraatijiyad Qaran ee...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

August 23, 2025
0

RADIO MUQDISHO Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiikiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In