Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo tababbar u furay Safiiro magacaaban

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo tababbar u furay Safiiro magacaaban
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee qaabilsan Arrimaha Urur Gobolleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika, Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa maanta Machadka Diblomaasiyadda ka furay tababbar ay qaadanayaan 12 Safiir oo magacaaban iyo 2 Qunsul guud, isagoo sheegay in laga doonayo inay ka soo dhalaalaan ammaanada iyo mas’uuliyadda qaran ee loo igmaday.

Agaasimaha Machadka Diblomaasiyadda, Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh, ayaa ka sheegay tababbarkan oo la xiriira Diblomaasiyadda in safiirrada cusub, Qunsulada iyo diblomaasiyiinta looga baahanyahay in ay aqoontooda ku lifaaqaan waddaniyadda oo ay muujiyaan karaamada shaqo iyo matalaad iyagoo waxwalba ka hormarinaya danta qaranka, wuxuu intaa ku daray in tababarkani uu wax badan ka tari doono ilaalinta danta qaranka.

Related posts

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026

Shaafici Nuur Calas , Ku simaha Xoghayaha Joogtada ahna Agaasimaha Waaxda Afrika ee Wasaaradda, ayaa ugu dambeyntii sheegay safiirrada iyo qunsulada guud looga baahan yahay sare u qaadidda maqaamka dalka iyo sumcaddiisa.

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo sagootiyay Arday Soomaaliyeed oo deeq Waxbarasho ka heshay Japan

Next Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka dooday arrimaha Canshuuraha iibka

Next Post
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka dooday arrimaha Canshuuraha iibka

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka dooday arrimaha Canshuuraha iibka

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In