Monday, March 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Nimco Faarax oo lagu dhiirigeliyay kaalinta ay ka gashay Imtixaankii Dugsiyada Dhaxe ee Galmudug

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Nimco Faarax oo lagu dhiirigeliyay kaalinta ay ka gashay Imtixaankii Dugsiyada Dhaxe ee Galmudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan oo ay soo Agaasimeen Maamulka deegaanka Ceeldibir ee Gobalka Mudug isla markaana aheyd mid dhiiri galin loogu sameeynayay Ardaydii sanadkaan kaalimaha hore ka galay Imtixaankii Dugsiyada Dhaxe ee ay qaaday Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa lagu qabtay magaalada Ceeldibir

Munasabada oo ay ka qeyb galeen Masuuliyiin Waxgarad Waalidiin iyo maamulka iyo macalimiinta Dugsiga Hoose dhaxe ee Ceeldibir ayaa waxaa ka hadlay qaar ka mid ah bulshadii ka qeyb gashay kuwaa oo bogaadiyay in ardayda Deegaanka Ceeldibir ay ka mid noqdaan ardayda kaalimaha hore galay, gaar ahaan Nimco Faarax Maxamed oo aheyd ardaydii kaalinta 2-aad ka gashay Imtixaankii Guud ahaan Dugsiyada Dhaxe ee Galmudug

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026

Guddoomiyaha Deegaanka Ceeldibir Xasan Cali Xasan ayaa gunaanadkii Munaasabada sheegay in dadaalka Waxbarasho ay muujiyeen uu keenay in kaalimaha hore Ardayda reer Ceeldibir ay galaan, isagoo kula sii dardaarmay in ay sii xoojiyaan dadaalkooda Waxbarasho

Previous Post

Ra”iisul Wasaare Ku-Xigeenk oo furay munaasabadda Saxiixa Heshiiska iskaashi ee Hay’adda NIRA Bangiyada Dalka

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay James Swan

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay James Swan

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay James Swan

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In