Saturday, June 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabadda Abaalmarinta Canshuur bixiyaasha oo lagu qabtay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Munaasabadda Abaalmarinta Canshuur bixiyaasha oo  lagu qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad Mahadcelinta iyo Abaalmarinta Canshuur bixiyaasha oo ay ka soo qeyb galeen Wasiirro ,Xildhibaanno, xubno ka socday ganacsatada iyo masuuliyiin kale.

Cabdullaahi Abshir Shariif Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo ka hadlay goobta ayaa u mahadceliyay canshuur bixiyaasha oo qeyb weyn ka qaadanayo dib u dhiska dalka

Related posts

Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga

Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga

June 13, 2026
Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay taariikhda kulan-ciyaareed kaga qaybgalaya dalka Tanzania

Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay taariikhda kulan-ciyaareed kaga qaybgalaya dalka Tanzania

June 13, 2026

“Waxaan u mahadcelinayaa Canshuur biyaasha oo qayb weyn ka qaatay dib u dhiska dalka, sida Xukuumadda Dan Qaran talada dalka u timid waxaa lagu guulaystey in Shaqaalaha dowlada mushaarkooda in aysan kab u baahan.”ayuu yiri Maareeye Cabdullaahi Abshir

Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waaxda Dakhliga Feysal Maxamed Xaashi oo isna madasha ka hadlay ayaa yiri “Maanta waxaan isugunimid u mahadcelinta Canshuur bixiyaasha.”

Agaasimaha Furdooyinka Abuukar Sheekh Axmed “Canshuurtu waxa ay asal ahaan ka timid sekada, waxaan soo wadnaa system ganacsatada u fududaynaya in ay dowlada kula xisaabtamaan Canshuurta ay dhiibaan.”

Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan soo rogtay cashuurta Iibka,oo dib u habeeyn iyo casriyeen lagu sameeyay,waxana shacabka soomaaliyeed la faray in ay bixiyaan canshuurta si dalka uu hormar u gaaro

Previous Post

Taliye Mustafe: “Cadowga Soomaaliyeed innaga ayaa ku filan”

Next Post

Wasiirka Maaliyadda oo ka hadlay madasha xirfadlayaasha Soonaaliyeed ee Maraykanka

Next Post
Wasiirka Maaliyadda oo ka hadlay madasha xirfadlayaasha Soonaaliyeed ee Maraykanka

Wasiirka Maaliyadda oo ka hadlay madasha xirfadlayaasha Soonaaliyeed ee Maraykanka

Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga

Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hoggaamiyaha la doortay ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyay shir amni oo lagu...

Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay taariikhda kulan-ciyaareed kaga qaybgalaya dalka Tanzania

Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay taariikhda kulan-ciyaareed kaga qaybgalaya dalka Tanzania

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa galabta sameynaya taariikh cusub, maadaama ay markii...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo shaacisay xilliga la qaban doono Doorashada Guddoonka Goleyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo shaacisay xilliga la qaban doono Doorashada Guddoonka Goleyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir

June 13, 2026
0

  RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u shaacisay maalinta la qabanayo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jowhar kula kulmay Saraakiisha hay’adaha ammaanka iyo Hoggaanka Dhaqanka Hirshabeelle

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jowhar kula kulmay Saraakiisha hay’adaha ammaanka iyo Hoggaanka Dhaqanka Hirshabeelle

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle kulamo muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In