Wednesday, April 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka 15aad ee Golaha Warbaahinta Afrika oo ka furmay dalka Botswana

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Shirka 15aad ee Golaha Warbaahinta Afrika oo ka furmay dalka Botswana
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka 15-aad ee Golaha Guud ee Warbaahinta Afrika ayaa maanta ka furmay magaalada Gaborone ee Caasimadda dalka Botswana. Shirka ayaa ajandahiisa yahay (Rajada Warbaahinta Afrika) iyo caqabadaha dhinacyada saamaynta tiknoolajiyadda cusub iyo isbedelka cimilada.

Shirka waxaa furay Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Botswana Mr. Slumber Tsogwane, waxaana uu khudbad uu halkaasi ka jeediyay ku sheegay muhimadda ay leedahay iskaashiga iyo tayeynta Warbaahinta Afrika.

Related posts

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026

Soomaaliya waxaa shirkan uga qeybgaley Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Cabdullaahi Xayir Ducaale. Khudbad uu shirka ka jeediyay Agaasimaha ayuu kaga waramay horumarka ay ku talaabsatay Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ee dhinacayada Telefishanka,Raadiyaha, Wargeyska Qaranka, Baraha Bulshada iyo weliba Wakaaladda Wararka ee SONNA.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Mudane Xayir Ducaalee ayaa xusay in Telefishanka Qaranka ee SNTV laga daawado, lagana dhegaysto shanta qaaradood ee adduunk, halka Wakaaladda Wararka ee SONNA ay noqotey isha muhiimka ee caalamka uu ka soo xigto Wararka Soomaaliya. Waxaa uu ugu dambeyn Agaasimaha uu ka qeybgalayaasha shirka la wadaagey in Warbaahinta Qaranka ay ku xiran yihiin malaayiin qof oo ku kala nool gudaha iyo dalka dibeddiisa.

Previous Post

Kulan looga hadlayay la dagaallanka Afkaarta Khaldan ee Khawaarijta oo lagu qabta Hobyo

Next Post

Madaxwaynaha JFS oo dhiggiisa Eritrea la qaatay kulan mira dhal ah

Next Post
Madaxwaynaha JFS oo dhiggiisa Eritrea la qaatay kulan mira dhal ah

Madaxwaynaha JFS oo dhiggiisa Eritrea la qaatay kulan mira dhal ah

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In