Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland ayaa hawlgallo sifeeyn iyo burburin isugu jirta ka sameeyay Deegaanno Ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose.
Hawlgalkan waxa ay ciidamadu ka fuliyeen inta u dhaxaysa deegaannada Beerxaani iyo Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose,
Taliyaha Qeybt 43aad ee Ciidanka Dulka ee Xoogga Gaashaanle Sare Nuur Mahad Xasan oo hoggaamiyay howlgalka ayaa xussy in lagu bur-buriyay goobihi gabaadka u ahaa Maleeshiyaadka Argagiixisada.